Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Golaha  amaanka ‘’ Soomaaliya & Itoobiya khilaafkooda ha xaliyaan’’.
Post

Golaha  amaanka ‘’ Soomaaliya & Itoobiya khilaafkooda ha xaliyaan’’.

NewYork (Raxanreeb ) Fadhi  xubnaha Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada NewYork ee dalka Mareykanka ayay  markale uga hadleen xaaladda guud  ahaan wadamada gobolka. Waxa ay  si gaar ah diirada ay u saareen xiisada siyaasadeed ee ka dhaxeysa  Dowladaha  Soomaaliya iyo   Itoobiya oo cirka isku sii shareeraysa loona baahan  yahay in la dhameeyo. Amb. Meles...

Xildhibaan Shuuriye ‘’Haa waa damiintay – ninkii gubay xaaskiisa‘’.
Post

Xildhibaan Shuuriye ‘’Haa waa damiintay – ninkii gubay xaaskiisa‘’.

Muqdisho (Raxanreeb ) Saacadihii la soo  dhaafay waxaa soo baxayay warar sheegaya  inuu baxsaday nin xaaskiisa si arxan darra ahu gubay xaaskiisa oo Uur lahayd. Waxa wararka qaar ay sheegayaan in ninkaas xubno ka tirsan Dowladda ay ka dhoofiyeen Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isla markaana shaqada uu damaanad ugu ahaa Xildhibaan Saabir Shuuriye....

Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa yeeshay kulan kooda billaha ahaa
Post

Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa yeeshay kulan kooda billaha ahaa

Muqdisho (Raxanreeb) – Agaasinka Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta yeeshay kulan kooda billaha ahaa. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Agaasimeyaasha Caafimaadka ee Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaayay Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii kor loogu...

Nin haweenay uu qabay si arxan dara ah u dilay oo la baadi goobayo.
Post

Nin haweenay uu qabay si arxan dara ah u dilay oo la baadi goobayo.

Qoryoolay (Raxanreeb )  –Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi galabta nin uu si arxan-darro ah ugu dilay xaaskiisa, kaddib khilaaf qoys oo lamaahan soo kala dhax galay. Ninka ayaa dilka Xaaskiisa u adeegsaday sida la sheegay Tooreey af badan oo uu kaga dhuftay dhowr meelood oo halis badan,...

Dowladda oo u taag la’ dagaalada dhaxmara ciidanka Soomaaliya.
Post

Dowladda oo u taag la’ dagaalada dhaxmara ciidanka Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa marar badan ka dhacay iska hor imaadyo u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya kuwaas oo khasaara gaysta. Iska hor imaadyadan ayaa ah kuwa salka ku haya muran soo kala dhaxgala ciidanka Dowlada ee baraha  laga maamulo  amniga ee magaalada Muqdisho. Waxa ay gaystaan khasaare kala duwan...

Koox kufsi & dhac ka gaystay Garoowe oo gacanta lagu dhigay.
Post

Koox kufsi & dhac ka gaystay Garoowe oo gacanta lagu dhigay.

Garoowe (Raxanreeb ) Ciidanka amniga magaalada Garoowe ee Puntland howlgal ay  sameeyeen ayay sheegeen saraakiishu inay ku guulaysteen in gacanta ku soo dhigaan shaqsiyaad lagu eedeynayo falal kala duwan. Saraakiisha amniga ayaa sheegaya in xaafadaha iyo waddooyinka magaalada Garoowe ay ka fuliyeen howlgal horseed u noqday in gacanta lagu soo dhigo shaqsiyaad kufsi iyo dhac...

Barihii NISA sheegtay in laga xiray Al-Shabaab oo weli shaqeynaya.
Post

Barihii NISA sheegtay in laga xiray Al-Shabaab oo weli shaqeynaya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka shalay waxa ay sheegtay in ay xirtay bogag Al- Shabaab ay ku baahinayeen wararkooda isla markaana ay u adeegsanayeen waxyaabaha marin habaabinta ah. Hase ahaatee waxaa soo baxaya warar kale oo ku saabsan in si caadi ay u shaqaynayaan , bogaga Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in...

Washington ‘’Weerarkii Urdan  jawaab kulul baa ka bixinaynaa ‘’.
Post

Washington ‘’Weerarkii Urdan  jawaab kulul baa ka bixinaynaa ‘’.

Washington (Raxanreeb )  Dowladda Mareykanka ayaa hadda isku diyaarinaysa sidii ay u qaadi lahayd weerar aargudasho ah ka dib markii askarteeda lagu laayay bariga dhexe. War ka soo baxay Washington ayaa lagu sheegay in aan la aqbali karin sii socoshada weeararada lagu beegsanayo askarteeda kuwaas oo ay ka danbeeyaan kooxaha gacansaarka la leh dalka Iran....

WARCUSUB | Qarax ka dhacay Nairobi & waxa sababay.
Post

WARCUSUB | Qarax ka dhacay Nairobi & waxa sababay.

Nairobi (Raxanreeb ) Warar   kala duwan ayaa ka so baxaya qarax ka dhashay gaaska cunada lagu  karsado oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxan uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac  waxaana dadka dhaawaca ah lagula tacalayaa isbitaalo ku ku yaala magaalada Nairobi. Qaraxaan ayaa waxaa...

MUQDISHO :  Haweenay si arxan darra ah u gubay  ninkii qabay oo geeriyootay.
Post

MUQDISHO :  Haweenay si arxan darra ah u gubay  ninkii qabay oo geeriyootay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyootay haweenay uu  maalmo ka hor dab qabad siiyay ninkii qabay sida ay sheegeen dadka deegaanka. Haweenaydan waxaa maalmahan lagu dawaynayay isbitaalka , waxaana Dhaqaaiirtu ay sheegeen in ay lahayn uur. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa  baadi goob ugu  jiray sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa...