At least 39 people have been killed in recent anti-government protests in Kenya, says the national rights watchdog, as activists gear up for a new round of protests this week. The toll, announced on Monday by the Kenya National Commission on Human Rights (KNCHR), is almost double the figure previously disclosed by the government for...
Author: MR Guled (Hanad Guled)
DEG- DEG : Dastuurka Jubbaland oo la bedelay & Axmed oo soo laaban doono.
Kismaayo (Raxanreeb )- Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland oo goordhow isugu yimid kulan aan caadi aheyn oo ku saabsan wax-ka-bedelka Dastuurka ayaa u coddeeyay ansixinta wax ka bedelka qodobo ka mid ah Dastuurka dowlad goboleedkaas. Mid ka mid ah qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ayaa waxaa ka mid ah qodobka 70aad ee Dastuurka Jubbaland, kaasoo...
Dowladda Ruto oo gabood falo lagu eedeyay & dibadbaxyo sii socon doona
Nairobi (Raxanreeb )- Magaalooyin waa wayn ee dalka Kenya waxaa ka dhacay dibadbaxyo rabashado watay oo loogu soo horjeeday canshuur kordhin ay samaysay dowladda. Waxaa hadda soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira tirada dhimashada ee rabashadaha ka dhacay magaalooyinka dalka Kenya sida ay sheegayaan Hay’adaha xuquuqda Aadanaha. In ka badan 39 qof ayaa...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo xasaanad siisay Donald Trump.
New York (Raxanreeb )- Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniitnii shalay soo saartay xakun xasaanad ballaaran siinaya madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, taasoo ka dhigan in dib u dhac uu ku imaan doono maxkamadeynta Trump ee kiiska rabshadihi ay qaar ka mid ah taageerayaashiisa ku weerareen xarunta Coongareeska horraanti sannadki 2021-ki. Dacwadda la xiriirta...
Villa Somalia oo si cajiib ah uga hadashay fashilka wada- hadalkii Soomaaliya & Itoobiya- Yaa eeda leh ?.
Madaxweynaha DowladdabFederaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay shir wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya ugu soo gabangaboobay magaalada Ankara kulankaas oo ay dowladda Turkigu garwadeenka ka ahayd ayItoobiya codsatay, islamarkaana ay Turkiga ka dalbatay inuu dhexdhaxaadiyo labada dal. Sidoo kale madaxweynaha ayaa qiray inay jiraan hadallo hoose oo guddiyo labada dal ka kala...
MW Xasan Sheekh ” Ma jiro wada- hadal inoo dhaxeeya anaga [ DFS ] & AS “.
Muqdisho ( Raxanreeb ) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtigan aysan wax wada-hadal ah kula jirin kooxda AS. Wuxuu Madaxweynaha sheegay in dowladdiisa aysan ka suurtoobin wada-hadal lala yeesha kooxda oo in ka badan 15 sanno dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya. intaas waxa uu raaciyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud in ay...
DEG – DEG : Turky oo shaaciyay inu fashilmay wada- hadalkii DF & Itoobiya.
Ankara (Raxanreeb )- Shirkii magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga socday dowlaha Soomaaliya & Itoobiya ayaa fashil uu ku yimid sida dowladda Turky ay shaacisay caawa. Ilo xogogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in wafdiga dawlada Soomaaliya ay ku adkaysteen in aysan gorgortan ka galaynin arrimaha uu khilaafku ka taagan yahay oo ah heshiiskii badda ee...
Kenya’s inflation hits 4-year low despite high commodity prices
Kenya’s annual inflation defied the rise in prices of transport, housing and some food commodities and utilities to drop to a four-year low in June, latest data by the Kenya National Bureau of Statistics indicate. Consumer prices rose an annual 4.6 per cent in June, from 5.1 per cent reported in the month of May,...
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyada Galmudug.
Dhuusamareeb (Raxanreeb )-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay odayaasha iyo waxgaradka labada beel ee kasoo kala jeeda Xeraale iyo Cabudwaaq Madaxwayne Qoorqoor ayaa bogaadiyay hesiishka horudhaca ah ee shalay ay gaareen, isla markaana kula dardaarmay in si buuxda loo dhammeystiro qaybaha haray hishiiska. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda...
Habacsanaanta Gargaarka DFS & Halista ka jira magaalada Baraawe.
Baraawe (Raxanreeb )- In ka badan 20 qof ayaa u dhintay qaar kalena way la il daran yihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalada Baraawe iyo tuulooyinka u dhow. Dadka ugu badan ee qaba xanuunka ayaa xaaladdooda lagula tacaalayaa isbitaalka magaalada Baraawe, iyadoo ay kordheyso tirada dadka ee shubanka uu soo ridanayo. Waxaa la...