Hargaysa (Raxanreeb ) Somaliland ayaa si adag uga hor timid , go’aankii Dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday dalka Aalada TikTok oo ka mid ah baraha xiriirka bulshada Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Cabdillaahi Suufi oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa aya sheegay in go’aankaasi aanu Somaliland khusayn. Waxa uu sheegay Wasiirka...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Donald Trump oo isu-dhiibaya masuuliyiinta gobolka Georgia
NewYork (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu maalinimada Khamiista isu dhiibi doono masuuliyiinta gobolka Georgia, si loogu soo oogo dacwado la xidhiidha, inuu si sharci darro ah u maleegay tallaabooyin uu doonayey inuu meesha kaga saaro natiijada doorashadii madaxtinimada ee dhacday sannadkii 2020, taas oo uu ku guul daraystay....
Shabaab oo qaraxyo hurdada kaga toosiyay dadka MUQDISHO
Muqdisho (Raxanreeb ) Gaari nooca Laylacawaali Soomaalidu ay u taqaano ayaa saaka ku qarxay xaafadaha Ifka Xalane ee Muqdisho. Goob ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda ayaa la sheegay in Gaariga uu soo istaagay markii hore ciidanka ayaa ku amray inuu istaago hase ahaatee taas ma aysan dhicin Qofkii waday gaariga ayaa isku dayay inu ka...
HRW ”Boqolaal Tahriibayaal ayay dileen ciidanka Ilaalada Xuduuda Sacuudiga ”
Riyadh (KAAB) Ciidanka Sacuudiga ayaa lagu eedeyay in ay ku dhaqaaqeen gabood falo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha oo ay u gaysteen dad u badan Afrikaan oo ay ku jiraan Soomaaliya kuwaas oo damacsanaa in gudaha ay u galaan dalkaas. War maanta oo isniin ah Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanah HRW ay soo saartay ayay...
Dibadbaxyo ka dhan ah Dowladda Xasan Sheekh oo ruxay BELEDWAYNE
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalooyinka ka mid ah dalka waxaa ka soconaya banaanbaxyo waawayn oo loogu diidan yahay xariga Dowladda ay kula kacday Generaal Sheegow oo gacanta Dowladda ku jira. Waddooyin badan oo gobolka Hiiraan ah waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo waawayn oo lagu diidan yahay xariga Generaal Sheegow oo cara badan dhaliyay. Waxaa la arkayay...
Arif Alvi MD Pakistaan oo saxiixiisay la abeen abuurtay
Islamabad (Raxanreeb ) Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi ayaa sheegay inuu diiday inuu saxiixo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka dalkaas, kuwaas oo la sheegay inay kor u qaadayaan awoodda dacwado loogu soo oogi karo dadka loo arko inay ka soo horjeedaan milateriga dalkaas. Madaxweynaha Pakistan ayaa bartiisa X, ee hore loogu yaqaanay Twitter...
“Shabaab la dirir, shabaab ku beddel waxba soo kordhin meyso”
Amsterdam (Raxanreeb) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabayso wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab isla markaana uu hoggaaminayo oo dhuusmareeb kala soconayo Madaxwaynaha Soomaaliya. Sida Dowladd Soomaaliya ay u wajahayso howlgaladan ayaa hada lagalinayaa shaki badan oo la xiriira awooda iyo qorshaha lagu wajahayo , maadama ay muuqayso in...
“Taariikhdu dadkay bartaaDunida waayaheedee”
Muqdisho (Raxanreeb )Waxaan cambaaraynayaa rasaasta la huwiyey mudaaharaadkii maanta Muqdisho ka dhacay. Raali kama ihi rabshadaha iyo dhagaxtuurka dibadbaxayaasha, waxaase ka halis wayn adeegsiga rasaasta nool. Sawirada halkan ka muuqda waa 19 Febraayo 2021, waxaa rasaas na huwiyey ciidanka Dawladda. Maalinkaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii xilka kaga horreeyey Shariif Sh. Axmad waxaa ku hareeraysnaa...
Sheegow waxaa ku xiga weerar kale oo lagu qaadi doono Saraakiil kale
Muqdisho (Raxanreeb ) Xog cusub ayaa ka soo baxaya sababta keentay in weerar lagu qaaday Generaal Sheegow oo ciidanka Dowladda ay ka soo qabteen degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho. Sida ay xogaha ay sheegayaan waxa jira , saraakiil hore oo ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo hub iyo ciidamo fara badan ku dhax sida magaalada...
Bartamaha Garoowe oo dagaal uu ka dhacay & khasaaraha jira
Garoowe (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay laba askari oo katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa dhintay kaddib iska hor imaad xalay dhexmaray koox dabley ah iyo ciidamada saldhiga Garoowe. Taliye ku xigeenka booliska Nugaal ayaa sheegay in dagaalka uu dhexeeyay ciidamada amniga iyo koox hubeysan oo tegtay saldhigga Israac , kaas oo qaatay wax ka badan...









