Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

XOG : MD Xasan oo cabsi amni gudaha u gali waayay magaalada Jowhar
Post

XOG : MD Xasan oo cabsi amni gudaha u gali waayay magaalada Jowhar

Jowhar (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagay magaalada Jowhar halkaas oo qorshuhu ahaa inuu kula kulmo qaybaha bulshada iyo saraakiisha ciidan. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa dib ugu soo laabtay Garoonka magaalada Jowhar halkaas oo uu kula kulmay keliya Madaxwayanaha  Hirshabeelle Cali Guudlaawe. Sida xogaha ay sheegayaan Xasan Sheekh Maxamuud...

Amar ay soo saareen kooxda Al- Shabaab oo Muqdisho ka dhaqan galay
Post

Amar ay soo saareen kooxda Al- Shabaab oo Muqdisho ka dhaqan galay

Muqdisho (Raxanreeb )  Ka dib go’dib go’doomintii kooxda Al- Shabaab ee magaalada Baydhabo waxaa muuqanaysa in gabi ahaanba uu istaagay gadiidkii dadwaynaha ee gali jiray magaalada Baydhabo. Gadiidkii ka raraan jiray magaalada Baydhabo ee aadi jiray magaalada Baydhabo ayaa gabi ahaanba istaagay sabab la xiriirta amarka kooxda Al- Shabaab ee la xiriira go’adoominta Baydhabo. Warar...

Sheekh-Aadan-Madoobe
Post

Guuxa  mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha shacabka

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa si aad ah loo hadal hayaa guusha ku saabsan mooshin la doonayo in lagu rido Guddoomiyaha Golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamuud Nuur Madoobe. Qorshahan oo si hoose u socday sida ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa si aad u soo baxay , 24-kii saac ee la soo dhaafay ,...

Dhaqdhaaq iska soo horjeeda Dowladda & Al- SHABAAB
Post

Dhaqdhaaq iska soo horjeeda Dowladda & Al- SHABAAB

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah  ay geysay degaano ka tirsan degmooyinka Cadalle iyo Ceeldheer ee ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee hoggaaminaya howlgaladan ayaa sheegay in ujeedka duulaankan uu yahay sidii dowladda ay  ugu adkaan...

GEDO :  Wafdi  ka socda Jubbaland  oo gaaraya  Luuq & xalka gobolkaas
Post

GEDO :  Wafdi  ka socda Jubbaland  oo gaaraya  Luuq & xalka gobolkaas

Luuq  (Raxanreeb ) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta  ku wajahan degmada Luuq ee gobolka Gedo. Wafdigan oo ka baxaya magaalada Kismaayo ayaa sida qorshahay waxa ay halkaasi u tagayaan sidii wadahadalo ay ula yeelan lahaayeen maamulka degmada iyo odayaasha deegaanka. Wadahadalan ayaa intooda badan diirada lagu saarayaa sidii loola...

WARCUSUB : Ma dhaqdhaaq ciidan ayaa ka socda magaalada Garoowe maanta ?
Post

WARCUSUB : Ma dhaqdhaaq ciidan ayaa ka socda magaalada Garoowe maanta ?

Garoowe (Raxanreeb )  Ciidamada taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga faafiyay. Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Danab ee taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah ayay ku beeniyeen in ay dhaq dhaqaaqyo ciidan sameeyeen. Ciidankan oo ku sugan Taliska Ligle ee duleedka caasimadda Garoowe ayaa sheegay in...

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta oo dalka ka tagay xilli uu socdo baaritaanka Hanti-Dhowrka
Post

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta oo dalka ka tagay xilli uu socdo baaritaanka Hanti-Dhowrka

MUQDISHO (Raxanreeb ) – Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Warfaafinta, Cabdinaasir Xuseen, ayaa si qarsoodi ah dalka uga baxay xilli uu Xafiiska Hanti-Dhowraha Guud uu ku gudajiro baritaanka eedeymo musuqmaasuq oo lagu tuhmayo saraakiil sare oo ka tirsan wasaaradda, sidaasi waxaa xaqiijiyay ilo wareedyo ka tirsan wasaaradda. Cabdinaasir ayaa markii uu ka warheley baaritaanka...

Hoobiyaal Al- Shabaab ay ku gaaracday magaalada Baydhabo
Post

Hoobiyaal Al- Shabaab ay ku gaaracday magaalada Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen iska hor imaadyo iyo hoobiyaal lagu gaaracay magaaladaas. Weerarka waxa uu u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan maamulka Koonfur Galbeed , waxaana la sheegay dhimashada afar askar oo dhinacyada dagaalamay ah. Lama og waxa ay salka...