Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shirka madasha wadatashiga Qaran kaas oo laga soo saaray qodobo dhawr ah Shirka madasha ayaa ahaa mid ka jiray khilaaf la xiriiray arrimaha doorashooyinka Dowlad goboleedka Puntland oo la isku mari waysanaa in loo hambalyeeyo doorashada dadka deegaanka ee maamulkaas. Madasha Qaran ee Puntland ay...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Khartoum ”Dambiyo dagaal & xadgudub xaga jinsiga ah oo ka dhacay”
Khartoum (Raxanreeb ) Dagaalka ka socda wadan ka Sudan ee u dhaxeeya xoogaga isku haya awoodda dalkaas ayaa waxaa lagu eedeynayaa in ay gaysteen dambiyo dagaal, kadib markii la duqeeyay isbitaallo ku yaalla Khartoum kuwaas oo ay ku sugnaayeen Bukaano, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin caafimaad ee ku sugan caasimadda. Weerarada ka dhacay Isbitaallada ayaa...
Xasan Sheekh oo diidan in loo hambalyeeyo Puntland–Khilaaf madasha ka jira
Muqdisho (Raxanreeb ) Xubnaha madasha wada-tashiga qaran ayaa la sheegayaa in khilaaf uu soo kala dhax galay sabab la xiriirta doorashada Puntland. Shirka oo lagu waday in mar hore la soo gaba- gabeeyo ayaa xubnaha shirsan u kala jabay laba dhinac kuwaas oo isku mari waayay in loo hambalyeeyo Puntland. Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Xasan...
Weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Buulamareer Sh. Hoose
Marka (Raxanreeb ) Kooxda Shabaab Ayaa Waaberigii Saakey Weerar Ku Bilowdey Qaraxyo Ku Qaadey Xero Ciidamada AMISOM ay Ku Leeyihiin Deegaanka Buulo Mareer Ee Gobolka Shabeelada Hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in saacado badan uu socdo weerarkan oo ah mid toos ah oo la isku adeegsanayo hub culculus isla markaana uu jiro khasaare culus. xilligii...
AAW ‘’ Puntland maanta guul ku dayasho mudan ayay gaartay ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay doorashada golaha deegaanka ee dadka codkooda dhiibanaya maanta ee ka socota deegaanada maamulka Puntland. Shakuur waxa uu sheegay in guul u soo hoyatay ay tahay shacabka Puntland doorashada qof iyo cod ee dadka codkooda dhiibaya si ay u doortaan qofkii hoggaamin lahaa. ‘’Waxaan u hambalyeynayaa...
Madasha wada-tashiga Qaran oo Maalintii labaad ku shirsan Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya shirka madasha wadatashiga Qaran kaas oo ay ka qayb galayaan inta badan madaxda maamul goboleedyda. Shirkan waxaa ka maqan madaxwaynaha maamulka Puntland oo diidan ka qayb galka shirkan ka dib khilaaf kala dhaxeeya , Dowladda Federaalka ee uu hoggaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkaan ayaa waxay madaxda...
Qarax Muqdisho lagula eegtay askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac – gaystay ayaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho , waxaana lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegaya , in qaraxan lala eegtay Ciidanka Boolis Militaro ee dhawaan lagu soo tababaray dalka dibadiisa kuwaas oo ka qayb qaata amniga degmooyinka magaalada Muqdisho. Inta...
Doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka oo ka socota Puntland
Muqdisho (Raxanreeb ) Deegaanada maamulka Puntland waxaa si rasmi ah uga bilaabatay doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka ee maamulkaas. Waxay doorashada ka dhaceysaa soddon degmo oo ku yaala Mudug, Bari, iyo Sanaag iyo deegaano kale oo Puntland ah marka laga reebo gobolka Nugaal. Guddiga doorashada ayaa codeyntii halkaas ka dhici laheyd dib u...
Farmaajo & Deni ma isku safbaa ? –siyaasadda is rogrogta ee Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Farmaajo iyo Deni waxay ahaayeen ka hor inta xilka uusan banayn Madaxwayne Farmaajo dab & basiin aan la isku soo dhawayn karin , waxayna gaarsiisanayd khilaafkooda heer fagaarayaasha lagu soo bandhigo. Marna isku saf ma ahayn Deni iyo Farmaajo , taas bedelkeena waxay bah wadaag siyaasadeed ay ahaayeen , Madaxwaynaha hadda talada...
Madaxii hawlgallada dibadda ee al-Shabaab oo la dhaawacay
Jilib (Raxanreeb) Madaxii hawlgallada dibedda ee ururka al-Shabaab ayaa lagu dhaawacay duqayntii Sabtidii ka dhacday Jilib, sidaas waxaa sheegay dawladda Soomaaliya. Cusmaan Maxamed Cabdi, oo ku magacdheer Macallin Cusmaan ayaa lagu dhaawacay duqayntaas. Ilaa hadda ma cadda nooca dhaawaca soo gaaray. Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Macallin Cusmaan uu horey u noqday madaxa difaaca ee Al-Shabaab....








