Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalooyinka gobolka Gedo , todobaadkan waxa marti- galiyay , kulan xasaasi ah oo looga hadlayay xalka gobolkaas oo sanada badan ahaa mid xiriir la leh Dowladda Federaalka ama maamul goboleedka Jubbaland. Degmooyinka gobolka Gedo masuuliyiinta ku sugan waxa ay kala taageersan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo , maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed ...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u fariisatay markii labaad kiiska Abdalle Mumin
Muqdisho (Muqdisho ) Muddo afar bilood ah ayuu xabsi ugu jiraa si aan sharci ahayn, hadane wuxuu u xiran yahay oo xabsiga dhigay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale waxa lagu haysto, ayaa ah shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo sida loola dhaqmay ay tahay inuu yahay...
Shirka dib heshiisiinta KGS oo Beri furmaya , Amniga oo la adkeeyay &….
Baydhabo (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa kormeeray qeybo kamid ah goobaha la dajiyay martida ka soo qeyb geleysa Shirka Dib u Heshiisiinta KGS. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hogaaminayo Saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta...
Villa Somalia maxay u sheegtay safiirkii Turkiga ee laga sagootiyay Muqdisho ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz oo soo gaba-gabeeyey shaqadiisa diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Yilmaz, doorka uu ka qaatay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada dal,...
Somaliland ‘’ Tabashada dadka laascanood wada-hadal ayaa lagu dhameeynayaa ‘’
Hargaysa (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool , waxaa in muddo ahba ka jiray xiisad sababtay dhimasho iyo dhaawac isla markaana magaalada ay la wareegaan shacabka ku nool magaalada. Dhawr meel ayay iska hor yimaadeen ciidanka Somaliland iyo kooxaha Kacdoonka ee magaalada , taas oo keentay in dib loogu riixo magaalada ciidanka Somaliland. Hadda...
Safarka Xasan Sheekh & Baydhabo waxa uu daaran- yahay.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka – Soomaaliya ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , halkaas oo ay ka taagan tahay hubinti la’aan siyaasadeed. Wafdi horudhac u ah Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo. Magaalada Baydhabo waxaa hore ugu sugnaa...
DABAGAL : khasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay Buulaburde & Jalalaqsi.
Buulaburde ( Raxanreeb ) Wararka naga soo garaya gobolka Hiiran ayaa sheegaya in hal qof uu ku geeriyooday 4 kalane wey ku dhawacmeen kadib labo qarax oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Goobjooga ku sugan Jalalaqsi ayaa sheegay in qaraxa hore uu ka dhacay barkoontorool oo ku taal afaafka hore ee buundada Jalalaqsi,...
DENI oo magacaabay Guddiga diyaarinta wada- xaajoodka Arrimaha Federaalka dalka.
Garoowe ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalaynta Dalka.Markuu arkay: Go’aankii...
DEGDEG: Qaraxyo is xig xigay ayaa ka kala dhacay degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi.
Buulaburde ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen qaraxyo waa wayn oo is xig xiga. Laba qarax ayaa laga maqlay goor dhaw degmooyinka Jalalaqsi iyo Buuleburde ee gobolka hiraan sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka oo nala hadlay. Ilaa iyo hada lama ago qasaraha ka...
Sarkaal dagaal adag la – galay Al- Shabaab oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho (Raxanreeb ) Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxa magaalada Muqdisho koox hubaysan ay ku toogteen sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka kaas oo dhawaab ka yimid Hiiraan. Sarkaalkan ayaa lagu magaacabi jiray Maxamed Muumin Cilmi (Saney) waxaana lagu xusuusta dagaal adag oo bilooyin socday oo gobolka Hiiraan uu kula galay kooxda Al-...


