Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Nin gubay Kitaabka Qur’ aanka oo maydkiisa la helay.
Post

Nin gubay Kitaabka Qur’ aanka oo maydkiisa la helay.

Norway (Raxanreeb ) – Nin Caan Ku ahaa gubista Kitaabka Qurโ€™aanka Kariimka ah Salwan Momika, ayaa laga helay Norway asagoo Mayd ah. Hore Sweden ayuu uga cararay Amnigiisa asagoo u baqayo oo uu sheegay in dowladaas Sweden aysan balan qaadi karin. Waxu ahaa qaxooti ka yimid dalka Iraq oo uu u dhashey. Sweden inaan laga...

MW Xasan oo xilal u magacabay xildhibaano u codeeyay Dastuurka.
Post

MW Xasan oo xilal u magacabay xildhibaano u codeeyay Dastuurka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) –Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa loo magacabay xilal kala duwan maalm uun ka dib markii Barlamaanka labadiisa aqal uu meel mariyay wax ka bedelka Dastuurka ee muran uu ka taagan yahay. Xafiiska Madaxwaynaha war ka soo baxay ayaa dhawr xildhibaan oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka qayb qaatay meel marinta...

Itoobiya oo raadinaysa dekad kale oo dalalka deriska ah.
Post

Itoobiya oo raadinaysa dekad kale oo dalalka deriska ah.

Nairobi (Raxanreeb ) – Xubno sar sare oo tirsan dowladda Itoobiya ayaa gaaray dalka Kenya si ay sahmiyaan suurtagalnimada dekad ay kala soo degi karaan shixnadaha ganacsiga ee ay uga baahan yihiin dalal badan oo caalamka ah. Waxa ay booqdeen xubnahan Dekada Laamu halkaas oo ay kala kulmeen saraakiil Kenyan ah oo ay ka wada...

DASTUURKA : Shaki laga qabo amaanusnaanta 4 madaxwayne goboleed.
Post

DASTUURKA : Shaki laga qabo amaanusnaanta 4 madaxwayne goboleed.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Ma cadda wali mowqifka afar madaxwayne oo maamul goboleedyada ah oo la xiriira talabaada uu qaaday madaxwaynaha Soomaaliya ee wax ka bedelka  Dastuurka. Maamul goboleedka Puntland keliya ayaa diidmo adag kala hor yimid goโ€™aanka Villa Soomaaliya ee arrimaha Dastuurka oo khilaaf badan uu ka taagan isla markaana uu saxiixay Xasan Sheekh Maxamuud....

Catrain ย โ€œMustaqbalka Soomaaliya mugdi ayuu ku jiraa haddii…โ€˜โ€™
Post

Catrain ย โ€œMustaqbalka Soomaaliya mugdi ayuu ku jiraa haddii…โ€˜โ€™

Garoowe (Raxanreeb )- Mar warbaahinta ay kula hadlaysay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catrain Laing ayay sheegtay  in muhiim ay tahay  in wada hadal iyo is qancin lagu dhameeyo muranka wax ka bedelka Dastuurka. Waxa ay sheegtay haweenaydan in ay muhiim ay u aragto in la qanciyo maamul goboleedka Puntland oo...

SOYAALKA Imaaraatka uu ku leeyahayย  mahadhooyinkii dalka ka dhacay.
Post

SOYAALKA Imaaraatka uu ku leeyahayย  mahadhooyinkii dalka ka dhacay.

Doha (Raxanreeb )- Soddonkii sano ee ina dhaafay xiriirka Imaaraatka iyo Soomaalidu marxalado kala geddisan ayuu soo maray. ๐Œ๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ฅ๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐: Daneyn laโ€™aan ay weheliso inyar oo kaalmo baniโ€™aadanimo ah iyo fududeynta dhaqdhaqaaqyada ganacsi. ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ/๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ. ๐Œ๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ฅ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐: Danayn laโ€™aan ay la socoto in colaadda Soomalida dhexdooda fursad ay kusii dabadheeraato la siiyo. Waa niyad xumi ku...

WARCUSUB :ย  Askar kuย  waxyeelowday qaraxย  ka dhacay magaalada Muqdisho .
Post

WARCUSUB :ย  Askar kuย  waxyeelowday qaraxย  ka dhacay magaalada Muqdisho .

Muqdisho (Raxanreeb ) โ€“ Ciidamo ka tirsan  Dowladda Soomaaliya ayaa qarax maanta lagula eegtay degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugan. Qaraxa waxa uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso โ€“ waxaana lala eegtay qaar ay saarnaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya oo wada maryay. Wararka hordhaca ah ee...

MW Xasan Sheekh oo gaaray degmo kaabiga ay ku hayaan AS.
Post

MW Xasan Sheekh oo gaaray degmo kaabiga ay ku hayaan AS.

Xarardheer (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug halkaas oo laga saaray kooxd AS. Degmada Xarardheere  ee uu Madaxwaynaha gaaray maanta waxaa cabsi badan laga qabay in ay weerar ku soo qaadaan kooxda Al- Shabaab oo markii hore laga fara maroojiyay. Ammaanka ayaa si...

Beesha Caalamka :ย  Khilaafka Dastuurka halagu dhameeyo wada- oggol.
Post

Beesha Caalamka :ย  Khilaafka Dastuurka halagu dhameeyo wada- oggol.

Muqdisho (Raxanreeb )- War ka soo baxay dalalka saxiibada ah ee caawiya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga hadlay , wax ka bedelka Dastuurka ee murankiisa uu ka taagan yahay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayay ugu baaqeen dhammaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya in geeddi-socod loo...

Mucaaridka Turkiga oo guulo ka gaaray doorashooyinka dowladaha hoose
Post

Mucaaridka Turkiga oo guulo ka gaaray doorashooyinka dowladaha hoose

Ankara (Raxanreeb )-Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guud ahaan 81-ka gobol ee dalkaasi. Xisbiga CHP ayaa dib ugu guuleystay guud ahaan magaalooyinka Istanbul, Ankara iyo Izmir, sidoo kalana ka fara-maroogsaday xisbiga talada haya ee AKP magaalooyin uu aad ugu xooganaa isla markaana...