Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Dastuurka : Dhammaystir miyaa mise beddelaad  ?
Post

Dastuurka : Dhammaystir miyaa mise beddelaad  ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Doodda  ku saasban wax ka bedelka Dastuurk KMG ah ayaa wali ka taagan magaalada Muqdisho , waxaana diiday  in la furo Dastuurka madax  hore siyaasiin iyo xitaa mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu eedeyay inuu doonayo inuu waqtigan bedel  Dastuurka ee uusan damacsanayn inuu wax ka...

SJS oo manta warsaxaafadeed soo saartay ka dib markii…
Post

SJS oo manta warsaxaafadeed soo saartay ka dib markii…

Muqdisho (Raxanreeb)- 2) Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa si kulul u cambaareeyey afduubka ay madaxda Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo Wasaaradda Warfaafinta ku af-duubteen Hay’adda Saxafiyiinta Soomaaliyeed, waxayna ka soo horjeedaan war-murtiyeedka kasoo baxay 14-kii bishan March. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo si kali ah u magacaabay sagaal qof. Anagoo si weyn...

MUQDISHO oo ay ku soo badanayaa falalka amni darro.
Post

MUQDISHO oo ay ku soo badanayaa falalka amni darro.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay falal amni darro oo saamayn ku – yeeshay dadka ku nool degmooyinka magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan dadka goobjoogayaasha ah   koox xiran dharka  ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa degmooyinka qaar ka bilaabay in ay dhac ka gaystaan Waxaa soo baxaysa qayla dhaan ay muujinayaan dadka...

Abiy Ahmed oo afgambi ka badbaaday & koox loo xiray falkaas.
Post

Abiy Ahmed oo afgambi ka badbaaday & koox loo xiray falkaas.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Wararka ka imaanaya dalka Ethiopia ayaa sheegaya in dowladda ay xabsiga dhigtay koox isku diyaarineysay inay afgambiyaan dowladda Ethiopia ee uu hoggaamiyo Abiy Axmed. Illaa 50 qof ayaa la xiray, kadib markii looga shakiyay in ay wadeen qorshe ay ku “afgambinayaan” dowladda Abiy. Shan kamid ah dadkaan waxaa lagu xiray caasimadda...

Jubbaland oo dil ku xukuntay Ugaas loo haysto la shaqaynta Al- Shabaab.
Post

Jubbaland oo dil ku xukuntay Ugaas loo haysto la shaqaynta Al- Shabaab.

Kismaayo (Raxanreeb)- Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga garmaqalka wajiga labaad ee kiis uu eedeysane ka yahay Ugaas Aadan Maxamed Geedi Cabdi oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada  islamarkaana gacanta lagu soo dhigay isaga oo dagaalmaya sanadkii 2021-ka. Eedeysanahan ayaa siyaabo kala duwan ula soo shaqeeyay kooxda Khawaarijta waxa uuna u ahaa xubin muhiim...

Rejo miyaa laga qabaa in xabad joojin ka dhaqan gasho Marinka Gaza ?.
Post

Rejo miyaa laga qabaa in xabad joojin ka dhaqan gasho Marinka Gaza ?.

Gaza (Raxanreeb )- Diyaaradaha Israa’iil ayaa markale duqeeyay deegaano ay ku sugnayeen  dad  u badan rayidka Marinka Gaza , halkaas   ciidanka Israa’iil  ay noqotay marin ay ku beegsadaan dadka Falastiin. Duqeyn diyaaradaha Israa’iil ay ka gaysteen Gaza waxa  dilay tobannaan qof oo ay ku jiraan ugu yaraan 23 qof oo ilaalo u ahaa dadka gargaarka...

MUQDISHO : Guddoomiyihii cayaaraha Waaberi oo guriisa lagu toogtay.
Post

MUQDISHO : Guddoomiyihii cayaaraha Waaberi oo guriisa lagu toogtay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Askari  ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku toogtay Guddoomiyahii – cayaaraha degmadaas . Dilka ka dib waxaa la sheegay inuu baxsaday askariga falkan gaystay kaas oo ku toogtay  hoyga uu deganaa Boorow oo ahaa Guddoomiyaha cayaaraha Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Akariga dilka geestay ayaa la...

Kumuu ahaa ninkii fuliyay  weerarkii ka dhacay Hotel- ka SYL ee Muqdisho ?.
Post

Kumuu ahaa ninkii fuliyay  weerarkii ka dhacay Hotel- ka SYL ee Muqdisho ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) –  Maalmo ka hor  weerar ayaa kooxda Al- Shabaab waxa ay weerar ku qaadeen Hotelka SYL  oo aad ugu dhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Weerarkan  waxaa sheegtay masuuliyadiisa kooxda Al- Shabaab oo sheegay in xubno ka mid ah Dowladda ay ku dileen weerarkaas oo saacado badan ka  socday Hotelka. Is-miidaamiyaha ayaa magaciisa ku sheegay...