Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Fadeexo soo wajahday ku simaha wasiirka arrimaha dibada Cali Balcad.
Post

Fadeexo soo wajahday ku simaha wasiirka arrimaha dibada Cali Balcad.

Muqdisho (Raxanreeb) – Ku simaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan inuu si khalad ah ugu faa’iidaystay ku simaha xilka wasiirka arrimaha dibadda. Cali Balcad ayaa la sheegay inta uu hayay xilka  ku simaha wasiirka arrimaha dibadda inuu shaqaaleysiiyay  dad iska ku hayb ah isla markaana uu cayriyay...

NUXUR :  Xasan Sheekh &  Isaias Afwerki oo Asmara ku kulmay.
Post

NUXUR :  Xasan Sheekh &  Isaias Afwerki oo Asmara ku kulmay.

Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa MadaxwaynahaEriteriya Isaias Afwerki. Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal, Arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan caalamka. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga warbixiyey dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki...

Dekadaha  Soomaaliya oo xirmi doona haddii ay sii socdan talaabooyinkan.
Post

Dekadaha  Soomaaliya oo xirmi doona haddii ay sii socdan talaabooyinkan.

Garoowe (Raxanreeb )- Kooxaha burcadbadeeda  Soomaalida  ayaa markale  ku soo laba – kacleeyay xeebaha Soomaaliya oo ay ka gaysnayaan weeraro ay ku afduubanayaan maraakiibta. Waxay ku guulaysteen kooxaha burcadbadeeda in ay ka qafaashaan xeebaha gacanka cadmeed dhawr Markab halka kuwa kale si xoog ah loogu furtay iyadoo wali Markab kale uu gacanta ugu jiro. Wasiir...

18 Milyan oo cuno la’aan ku haysa Suudaan &  macluul ka jirta dalkaas
Post

18 Milyan oo cuno la’aan ku haysa Suudaan &  macluul ka jirta dalkaas

Sudan (Raxanreeb )- Hay’adda cunada Aduunka ee WFP ayaa sheegtay in ay sii kordhayso dadka ku nool Suudaan ee u baahan  gargaarka Bani’adanimo oo deg deg ah si xaaladooda wax looga qabto. Hay’addu waxay sheegtay in haddii aan lala gaarin dadkaas wax gurmad ah suurtagal ay tahay inay u dhintaan  macluul maadama ay kordhiso gaajada...

Generaal aan xilka ka ahayn DF oo shir amni kaga qayb galaya Riyadh.
Post

Generaal aan xilka ka ahayn DF oo shir amni kaga qayb galaya Riyadh.

Riyadh (Raxanreeb )- Magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga waxa ka socda shirka Isbaheysiga Ciidanka Wadamada Islaamka ee la dagaalanka argagaxisadda. Shirkan waxaa ka qayb galaya , saraakiil xilal ka hayay dalka Islaamka kuwaas oo ka wakiil ah ah dowladahooda maadama la is dhaafsanayo xogo dhanka amniga iyo dagaalka Argagaxisada. Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya...

Post

Turkey medical plane airlifts wounded Somali officials after SYL Hotel terror attack

A Turkey medical plane on Sunday airlifted approximately 20 injured Somali government officials wounded in the SYL Hotel terror attack. Health Minister Ali Haji Adam and Information Minister Daud Aweys were present at the airport, while President Hassan Sheikh Mohamud briefly saw the injured officials as he prepared to depart for Eritrea on Sunday. The...

KISMAAYO : Maxkamada Jubbaland oo kiis culus u fadhiisatay.
Post

KISMAAYO : Maxkamada Jubbaland oo kiis culus u fadhiisatay.

Kismaayo (Raxanreeb )- Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga koowaad ee garmaqalka kiis uu eedeysane ka yahay Ugaas Aadan Maxamed Geedi Cabdi 44 jir gacanta lagu soo dhigay isaga oo dagaalamaya islamarkaana horjooge u ahaa koox Argagixiso ah oo qorsheynaysay in weerar gaadmo ah ay ku qaadaan xarun ay ciidamada kulahaayeen deegaanka Yoontooy...

MW Xasan Sheekh & Asias Afwerki oo wada-hadal yeelanay + ujeedka.
Post

MW Xasan Sheekh & Asias Afwerki oo wada-hadal yeelanay + ujeedka.

Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah  Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah u  safaray  magaalada Asmara ee dalka Ereteriya. Dalka Ereteriya waxa  tababar ku qaadanaya qaar ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida, isaga oo dhiggiisa dalkaas kala hadli doono iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ereteriya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Asmara shirar...