NUXUR :  Xasan Sheekh &  Isaias Afwerki oo Asmara ku kulmay.

NUXUR :  Xasan Sheekh &  Isaias Afwerki oo Asmara ku kulmay.

Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa MadaxwaynahaEriteriya Isaias Afwerki.

Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal, Arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan caalamka.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga warbixiyey dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki dadaallada dowladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka kooxaha Khawaarijta.

Kulanka kadib labada Madaxweyne ayaa socod ku soo maray goobaha dadweynaha ku caweeyaan ee magaalada Asmara ee xarunta Dalka Eriteriya.

Sidoo kale waxa ay isla soo hadal qaadeen arrimo ku aadan tababarka ciidamada Soomaaliyeed uga socda dalkaas iyo sidii loogu dhameystiri lahaa, si loo soo celiyo

Intaas kadib labada Madaxweyne ayaa socod ku soo maray goobaha dadweynaha ku caweeyaan ee magaalada Asmara ee xarunta Dalka Eriteriya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.