Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Post

Al-Shabaab oo ka jawaabtay hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

Kooxda Al-Shabaab ayaa beenisay hadalkii wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ee ahaa in ciidmada Somaliland ay la dagaalamayaan 'aragaxiso, iyo maliishiyaad ku xiran Alshabaab' waa sida uu hadalka u dhigaye xilli uu waraysi gaar ah siiyey BBC-da qaybteeda focus on Africa, sida ay baahisay warbaahinta taageerta kooxda ee Somalimemo.

Axmed Faal oo isku qabanaya Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe & Duqa Degmada Jowhar
Post

Axmed Faal oo isku qabanaya Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe & Duqa Degmada Jowhar

Jowhar (Raxanreeb) — Warqad ay soosaartay Madaxtooyada DG Hir-Shabeelle ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas Cali Guudlaawe Xuseen uu Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan xilkaas ugu daray Duqa Magaalada Jowhar. Warqadda ayaa lagu sheegay in markii uu Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uu arkay muhiimadda ay leedahay in isbaddel lagu sameeyo qaab...