Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya dalka Kenya ayaa sheegaya in ururka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen deegaanka Pandaguo ee ismaamulka Lamu ee dalkaasi, kaas oo geystay khasaare kala duwan.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Wafdi ka socda dowladda Itoobiya oo gaaray Mekelle
Waxaa caasimadda gobolka Tigray ee Maqalle ka dagay Wafdi ka socday dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Afhayeenka Baarlamaanka Itoobiya Tagese Chafo, iyadoo halkaa ay wafdiga ku soo dhaweeyeen mas'uuliyiinta u sarreysa TPLF, ee gacanta ku haya maamulka gobolka Tigray.
Itoobiya oo baadi goobeysa Waraabe dad cunay
Maamulka duur-joogta Itoobiya, ayaa isku duba ridinaya koox ugaarsato ah, oo baadi goobaya Waraabe dilaa ah, meel u dhow magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.
Maxay tahay xayiraadda ay kusoo rogeen Al-Shabaab mid ka mid shirkadaha isgaarsiinta
Wararka la helayo ayaa sheegaya in Xubo katirsan Ururka a Al-Shabaab ay xayiraado kusoo rogeen dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom.
Ilhan Cumar oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa galinka Dambe ee Maanta si diiraan loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyada oo soo dhaweyn loogu sameeyay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.
ATMS iyo Al-Shabaab oo dagaal adag ku dhexmaray Afgooye
Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal xooggan ku dhexmaray meelo kamid ah degmadaasi ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS iyo Xubno katirsan Al-Shabaab.
Kulan wadajir ah oo labada gole u furmay
Kulan oo goordhow furmay ayaa waxaa si wadajir ah u guddoominayo guddoonka labada Aqal, ayada oo uu ajenduhu yahay akhrinta labaad ee Miisaaniyadda dowladda ee 2023-ka.
Shirka golaha wadatashiga qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho
Saacado kaddib waxaa la filayaa in Muqdisho caasimadda Soomaaliya uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo dowladda federaalka, dowlad goboleedyada dalka iyo sidoo kale gobolka Banaadir.
Dibadbaxyo rabshada wata oo ka dhacay Paris
Dibad baxyo qallaase wata ayaa ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Paris ee dalka Faransiiska kuwaasi oo ka dhashay dad Kurdiyiin ah oo Faransiiska lagu dilay.
Madaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho + sababta
Madaxweynaha Galmudug,Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho , si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran, oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho.