Author: mowliid A (mowliid A)

DRC oo sheegtay in 129 lagu dilay isku day xabsi.
Post

DRC oo sheegtay in 129 lagu dilay isku day xabsi.

Congo (Raxanreeb online) – Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in ugu yaraan 129 qof la dilay xilli ay isku dayayeen in ay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Makala ee caasimadda Kinshasa galinkii dambe ee Axaddii, iyadoo intaa ku dartay in xaaladda hadda la xakameeyay. War qoraal ah oo la soo dhigay X...

Madaxweyne Putin oo booqasho aan lasii shaacin ku tagay dal xubin ka ah maxkamadda ICC.
Post

Madaxweyne Putin oo booqasho aan lasii shaacin ku tagay dal xubin ka ah maxkamadda ICC.

Mangoli (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin oo hore maxkamadda dembiyada caalamiag ee ICC u amartay in lasoo xiro ,ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay dal xubin rasmi ah ka ah maxkamadda dambiyada caalamiga ee fadhigeedi yahay dalka Holland. Sidoo kale, Putin ayaana booqasho ku tagay magaalada Ulaanbaatar ee caasimadda dalka Mangolia,...

Diyaaradda Ethiopian Airlines oo sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Asmara.
Post

Diyaaradda Ethiopian Airlines oo sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Asmara.

Asmara (Raxanreeb online) – Ethiopian Airlines, ayaa joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Asmara dalka Eriteria, maanta oo ah, 3 September, 2024 iyadoona sababta ku sheegtay xaalado shaqo oo aad u adag oo ay kala kulantay Eritrea oo aaney awoodeeda lahayn iney xaliso. Sidoo kale, diyaaradda Ethiopian Airlines waxay ka xuntahay inay ku wargeliso macaamiisheeda...

Ciidamada Masar Iyo Soomaaliya oo wada qorshe ah in ay dhoolatus Milateri Sameeyaan Waqtiyada soo aadan.
Post

Ciidamada Masar Iyo Soomaaliya oo wada qorshe ah in ay dhoolatus Milateri Sameeyaan Waqtiyada soo aadan.

Qaahir (Raxanreeb online) – Dowladaha Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in dhoollatus milateri oo wadajir ah ay ku sameeyaan gudaha Soomaaliya, dhoollatuskaas ayaana u muuqda mid sii kordhin karo xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, sida ay saraakiisha ammaanka u sheegeen warbaahinta The National. Sidoo kale, dhoollatuskan Milateri oo la filayo in la...

Eritrea oo si adag u diiday in Jabuuti dekad siiso Itoobiya hanjabaadna dirtay.
Post

Eritrea oo si adag u diiday in Jabuuti dekad siiso Itoobiya hanjabaadna dirtay.

Eriteria (Raxanreeb online) – Dowladda Eritrea, ayaa si adag uga hortimid qorshaha ay dowladda Jabuuti ku dooneyso in dowladda Itoobiya ku siiso dekadda magaalada Tojora, ee kutaalla marin xuduudeedka u dhaxeeya labada dal ee Jabuuti iyo Eritrea. Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Eritrea Cusmaan Saalax, ayaa sheegay in dalkiisa uusan aqbaleyn qorshaha Jabuuti ku dooneyso in...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagu xiray magaalada Hargeysa xili uu safar kayimid.
Post

Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagu xiray magaalada Hargeysa xili uu safar kayimid.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka maanta xireen xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo katirsan Golaha Wakiillada maamulka Somaliland. Sidoo kale, Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa xilli uu kasoo degay, waxaanu wararka sheegayaan in xildhibaanka uu ka yimid dalka...

Boliiska Puntland oo gacanta kusoo dhigay Burcad-badeed Soomaali ah iyo Doontii ay wateen.
Post

Boliiska Puntland oo gacanta kusoo dhigay Burcad-badeed Soomaali ah iyo Doontii ay wateen.

Garoowe (Raxanreeb online) – Ciidanka booliiska maamulka Puntland , ayaa howlgal saacadihii lasoo dhaafay ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen koox burcad-badeed Soomaali ah iyo doontii ay wateen, waxaa sidoo kale ciidamada qabteen hub ay wateen raggan la qabtay. Howlgalkan ciidanka fuliyeen oo ka dhacay xeebaha gobolka Raascaseyr ayey booliiska Puntland kusoo qabteen saddex nin...

Aaden Madoobe oo wajahaya xaalad ah labo daran mid dooro.
Post

Aaden Madoobe oo wajahaya xaalad ah labo daran mid dooro.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, ayaa xilligan wajahaya cadaadis siyaasadeed oo aad u adag, waxaana guddoomiyaha horyaalla mooshin ay diyaariyeen xildhibaano badan oo dalbanaya in xasaanadda laga qaado xildhibaano kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo taageeray Itoobiya. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wararku sheegayaan in guddoomiyaha Golaha Shacabka ku qasbeyso in uu qabto...

Biixi: “Soomaaliya waxay samaysay horumar dhaqaale ka dib deyn cafinta”
Post

Biixi: “Soomaaliya waxay samaysay horumar dhaqaale ka dib deyn cafinta”

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in dalka uu ku tallaabsaday horumarro dhaqaale oo baaxad leh, kaddib markii laga cafiyay deymaha lagu leeyahay, taasina ay muujineyso natiijada dadaallada wadajirka ah ee la sameeyay. Hay’adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bankiga Adduunka ayaa ansixiyay balaayiin...

Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Baydhabo oo ay iska caabiyeen Ciidamada KGS.
Post

Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Baydhabo oo ay iska caabiyeen Ciidamada KGS.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo waxaana ay la eegteen fariisimo muhiim u ah Ciidamada Milatariga Soomaaliya Weerarka oo ku bilowday madaafiic ayaa sababay iska horimaad dhex maray ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya ee fariisinka ku leh garoonka. Dadka deegaanka...