Muqdishon(Raxanreeb Online) kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddominayay Ra’iisul wasaaraha dalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha wasiirrada ee todobaadlaha ayaa maanta diirada lagu saaray qodobo kala duwan oo ay mid yihiin xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga iyo abaaraha ba’an ee saameeyay qaybo...
Day: February 19, 2026
Shirka dowladda federaalka iyo mucaaradka oo ka socda Villa Somalia
Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa goordhaw madaxtooyada Soomaaliya ka furmay shirka watashiga ee u dhaxeeya dowladda federaalka iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin madaxda Puntland iyo Jubbaland. Kulankan ayaa looga hadlaya arrimaha doorashooyinka, wax kabedelka dastuurka, abaaraha dalka ka jira, amniga iyo dagaalka Al-shabaab iyo midnimada dalka. Shirkan ayaa ahaa mid aad loo...
Kenya oo sheegtay in ay ka hortagtay weerar laga fulin lahaa magaalada Nairobi
War kasoo baxay Booliska ka hortaga weerararda Argagixsada ee dalka Kenya oo lagu daabacay bartooda X, ee horrey loo oran jiray Twiter, ayaa lagu xusay in waaxda oo kaashanaysa hay’addda Sirdoonka ay ka hortageen waxay ugu yeereen weerar ay damacsanaaayeen kooxda al-shabaab inay ka fuliyaan gudaha Kenya. “Qorshayaal ay maleegayeen kooxda Al Shabaab si ay...
Maxaa la filaya in looga hadlay shirka dowladda iyo mucaaradka ee maanta ka furmaya Muqdisho?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku midsan yihiin madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo golaha samatabixinta Soomaaliyeed ayaa goordhaw gaaray madaxtooyada Soomaaliya, halkaas oo la filayo inuu ka furmo shirka dowladda iyo mucaaradka. Kulamadaan ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira dalka, amniga gaar ahaan dagaalka Al-shabaab iyo Ilaalinta...
Police Raid Raxanreeb Media Office in Las Anod, Seize Equipment After Employment Report
Las Anod — Police authorities in Somalia’s Northeastern Administration have reportedly conducted a raid on the offices of Raxanreeb Media in Las Anod, following the publication of a report detailing complaints from local residents regarding employment practices in the area. The report, published earlier this week, cited grievances from members of the community who alleged...




