Gedo (Raxanreeb online) – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, waxaa saaka lagu dilay Nabadoon Aadan Isaaq Yarow oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka. Dilkan ayaa sare u qaaday xiisada ka taagan gobolkaasi oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo salka ku haya aanooyin qabiil. Dilkan ayaa waxaa...
Author: mowliid A (mowliid A)
Madaxweyne El-Sisi: Taageerada Masar ee Soomaaliya waxay ku qotontaa xasillooni ee maaha xiisadda Itoobiya.
Qaahira (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa sheegay in dalkiisu uu sii wadi doono taageerada uu u hayo midnimada iyo xasilloonida Soomaaliya, isagoo caddeeyay in kaalmada Masar aysan saameyn ku yeelan xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya, balse ay salka ku hayso halgankii dheeraa ee Soomaaliya ay ugu jirtay xasillooni darro. El-Sisi ayaa hadalkan...
Dowladda Iran oo sheegtay in ay jawaab cad ka bixin doonto dilkii Cabbaas Nilforoushan.
Tehran (Raxanreeb online) – Duqeyntii diyaaradaha dagaalka milatariga Israa’iil ka geesteen magaalada Beyruut ee caasimadda dalka Lubnaan, ayaa lagu dilay saraakiil sar sare oo u dhalatay dalka Iran uu ku jiro Cabbaas Nilforoushan oo ahaa taliye kuxigeenkii ilaalada Kacaanka Iran. Sidoo kale, Sarreeye Guuto Cabbaas Nilforoushan, ayaa xilliga la dilaayay la joogay hoggaamiyihii la dilay...
Madaxweyne Biixi oo kulan gaar ah laqaatay Ergeyga gaarka ah ee arrimha dibadda dowladda Norway.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamul Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ee magaalada Hargeysa ku qaabiley Ergayga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Dalka Norway Mr. Einar Rystad. Sidoo kale, waxaana Kulanka dhex maray Madaxweyne Biixi iyo ergay Einar Rystad. lagaga wada hadlay arrimaha doorashooyinka, amniga Mandaqada Geeska Afrika iyo xidhiidhka u...
Musharax Cirro oo saakey xabsiga ku booqday Xildhibaan Maxamed Abiib.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Cirro ayaa saaka xabsiga ku booqday Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kaasoo dhowaan ay xireen maamulka Muuse Biixi oo uu ka soo horjeestay. Sidoo kale, Cabdiraxmaan Ciro ayaa booqashadiisa ka dib qoraalkan soo saaray kaasoo ku bilowday sidatan. “Saaka waxa...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Qabsatay Garoomada diyaaradaha Gedo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi toos ah siiyey Al-jazeera waxa uu sii kordhiyey dhaleecaynta uu u jeedinayo Itoobiya isagoo ku eedeeyey dawladda ay jaarka yihiin in aanay ahayn oo keliya inay badda sharci-darrada ah ku raadsadaan heshiis muran badan dhaliyey oo ay la galeen Somaliland, balse ay farogelin qaawan...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ballan qaaday daahfurnaan weyn oo ku aaddan helista maalinta macluumaadka.
New York (Raxanreeb online) – Munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xog-helidda caalamiga ah, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa mar kale sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo wada-shaqeynta bulshada. Mawduuca sanadkan, “Dib-u-habaynta Helitaanka Warfaafinta iyo Ka-qaybgalka Waaxyaha Dadweynaha,” waxa uu hoosta ka xariiqayaa muhiimadda ay leedahay awood-siinta muwaadiniinta iyada...
Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya oo burburiyay Maxkamad ay lahaayeen Alshabaab.
Shabeellaha hoose (Raxanreeb online) – Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa howlgalo ay ciidamada xoogga dalka ka sameeyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku bur buriyay dhowr maxkamadood oo Al-shabaab ah kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayay isbaarooyinka sharci darrada ah ee kooxdaasi iyo habab garsoor oo been abuur ah. Howlgalka oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Milatariga,Booliska iyo...
Gabar uu dhalay taliyaha booliska hirshabelle ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday qaraxii shalay ka dhcay muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Miski Xasan Dhicisow oo aheyd gabar uu dhlay Taliyaha qeybta guud ee Booliska HirShabeelle iyo saaxiibteed Foos ayaa shalay kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Muqdisho gaar ahaan dhabarka dambe ee guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne. Miski iyo Foos waxaa halkaas ku celisay qadarta Alle, waxaana sidii ay u...
Xildhibaanada Aqalka Hoose oo mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ay ku eedeeyeen maamul xumo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaanno ka tirsan Aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Macallin Fiqi u gudbiyay maamulka Wasaaraddiisa. Mooshinkan ayaa si rasmi ah loo horgeeyay maanta oo Sabti ah hoggaanka baarlamaanka.Xildhibaanadan ayaa Fiqi ku eedeeyay in uu dhexda u galay howlihii shaqo ee wasaaradda,...