Author: mowliid A (mowliid A)

Soomaaliya oo xaqiijisay in safaaradda Itoobiya ay ku sii sugnaan doonto Villa Soomaaliya iyadoo ay jirto xiisad diblomaasiyadeed.
Post

Soomaaliya oo xaqiijisay in safaaradda Itoobiya ay ku sii sugnaan doonto Villa Soomaaliya iyadoo ay jirto xiisad diblomaasiyadeed.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Safaaradda Itoobiya oo ku dhextaala Madaxtooyada Somaliya tan iyo sanadkii 2007, ay sii ahaan doonto xilligaan, inkastoo ay sii kordhayaan walaaca Dowladda Somaliya. Itoobiya waxay safaaradeeda ka dhisatay Villa Soomaaliya ka dib markii ay faragelin ciidan ku samaysay Muqdisho...

Maamulka Somaliland oo dhul safaarad ay ka dhisaneyso laga siiyay Addis Ababa oo la dhagax dhigay.
Post

Maamulka Somaliland oo dhul safaarad ay ka dhisaneyso laga siiyay Addis Ababa oo la dhagax dhigay.

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ugu magacaaban maamulka Somaliland Dr Ciise Kayd, ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo safaaradda maamulka Somaliland ku yeelan doonto magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Sidoo kale, dhulka laga dhisayo safaaradda maamulka Somaliland ku yeelaneyso magaalada Addis Ababa, ayaa la sheegay in...

Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo magaalada Beydhabo dib ugu laabtay.
Post

Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo magaalada Beydhabo dib ugu laabtay.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Magaalada Muqdisho ku sugnaa, ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Beydhabo ee Xarunta ku Meel Gaarka u ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Sidoo kale, Ku simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, Wasiiro, XIldhibaano, Guddoomiyaha Degmada Beydhabo, Saraakiisha Laamaha Amniga iyo Qeybaha kala...

Farmaajo oo nasiib daro iyo hubanti la’aan siyaasadeed ku tilmaamay in uu kusoo dhamaaday shirkii NCC
Post

Farmaajo oo nasiib daro iyo hubanti la’aan siyaasadeed ku tilmaamay in uu kusoo dhamaaday shirkii NCC

Doxa (Raxanreeb online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war qoraal ah uu soo saaray caawa uga hadlay shirkii golaha wadatishiga Qaranka ee uga socda muqdisho madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo DF. Sidoo kale, Farmaajo ayaa naasib daro iyo hubanti la’aan siyaasadeed ku tilmaamay in shirka uu kusoo dhamaaday. Dhanka kale, qoraalka...

Xamse ” Gobolka Banaadir ayaa ugu horeyn doono maamul ay shacabka Soomaaliyeed Soo doortaan”
Post

Xamse ” Gobolka Banaadir ayaa ugu horeyn doono maamul ay shacabka Soomaaliyeed Soo doortaan”

Muqdisho (Raxanreeb online) – Reysal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo caawa ka qeyb galay xaflada bandhigga maamulka gobolka Banaadir labadii sanno ee lasoo dhaafaya ayaa khudbad uu kajeediyay ku sheegay in doorashooyinka dalka ka dhici doono ee qof iyo codka ah  ugu horeyn doono maamulka gobolka Banaadir, shacabka Soomaaliyeedka ugu baaqay in...

Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo beeniyay wararka sheegaya in Al-shabaab qabsadeen diyaarad ciidank Xoogga dalka leeyihiin.
Post

Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo beeniyay wararka sheegaya in Al-shabaab qabsadeen diyaarad ciidank Xoogga dalka leeyihiin.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa maalmihii lasoo dhaafay la baahinayay warar sheegayay in mid kamid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca ee loo yaqaan Helicopterka , oo ay leeyihiin ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ku dhacday deegaan ay maamulaan kooxda Al-shabaab lana wareegeen. Wasiirka Difaaca Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa qoraal uu saakay soo saaray...

UK oo ballan qaaday £7.5 milyan si loo xoojiyo amniga Soomaaliya ka hor kala guurka ATMIS.
Post

UK oo ballan qaaday £7.5 milyan si loo xoojiyo amniga Soomaaliya ka hor kala guurka ATMIS.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 7.5 milyan ginni oo dheeri ah oo lagu taageerayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), taasoo ka dhigaysa wadarta deeqdeeda £77 milyan tan iyo 2021-kii. Kaalmada UK waxay siin doontaa gunnooyin la siinayo ciidamada ka socda Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya, iyo Uganda, kuwaas oo laf dhabar...

Duqa magaalada Nabatiyeh ee dalka Lubnaan oo lagu dilay duqaymo ay Israa’iil fulisay iyada oo la bartilmaameedsaday saldhigyada Xisbullah.
Post

Duqa magaalada Nabatiyeh ee dalka Lubnaan oo lagu dilay duqaymo ay Israa’iil fulisay iyada oo la bartilmaameedsaday saldhigyada Xisbullah.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Israel ayaa lagu dilay duqii magaalada Nabatiyeh, Ahmad Kahil, ee koonfurta Lubnaan, intii lagu guda jiray weerar lagu qaaday dhismaha dowladda hoose ee magaalada, sida ay xaqiijiyeen maamulka deegaanka. Shan qof oo kale ayaa sidoo kale lagu dilay weerarka, kaas oo gudoomiyaha Nabatiyeh Howaida Turk uu...

kulan albaabadu u xiran yihiin oo ka dhacay magaalada muqdisho.
Post

kulan albaabadu u xiran yihiin oo ka dhacay magaalada muqdisho.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa waxaa ka hor jeediyay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare oo ay hogaamineyso Senator Maryan Faarax Kaahiye si uu u falanqeeyo mowduucyo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin wada xaajoodyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, Miisaaniyadda loo qoondeeyay howlaha diblomaasiyadeed, dib u...