Biden & Trump oo dood adag dhaxmartay- Doorashada Aqalka cad.

Biden & Trump oo dood adag dhaxmartay- Doorashada Aqalka cad.

New York (Raxanreeb ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynihii hore ee dalkaas ahna musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ka qeyb galey xaley doodii ugu horeysay ee madaxweyninimo ee doorashada 2024 ee dalka mareekanka.

istuudiyaha CNN ee Atlanta, Georgia, ayaa doodaasi Marti galiyey, Doodan ayaa fursad u ah labada musharax inay isku dayaan inay dib u qaabeeyaan sheeko
Siyaasadeedooda oo ay ku qanciyaan codbixiyayaasha.

Dooddan Xaley ka dhacdey Atlanta ayaa laga calamadeeyey in aan waligeed dhicin laba Shaqsi oo Aqalka Cad ku tartamaysa oo da’dooda 81 jir iyo 78 jir kala ah.

Madaxwaynaha hadda talada haya Joe Biden Waa 81 jir halka Donald Trump 78 .

Leave a Reply

Your email address will not be published.