Category: Warar

Home » Warar » Page 289
Kenya ‘’ Xubno Al- Shabaab ayaa ku dilnay howlgal gaar ah ‘’.
Post

Kenya ‘’ Xubno Al- Shabaab ayaa ku dilnay howlgal gaar ah ‘’.

Nairobi (Raxanreeb )- Laamaha amniga dowladda Kenya ayaa sheegay in ay dileen lix xubnood oo ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasoo qorsheynayay in ay weeraro ku qaadaan magaalada Lamu ee dalka Kenya, halkaas oo dhowr jeer ay ka dhaceen weerarro. Booliska gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada dalka Kenya ayaa sheegay in Keymaha Booni uu...

Suuqyada Crypto oo lumiyay $200 bilyan 36-kii saac ee la soo dhaafay.
Post

Suuqyada Crypto oo lumiyay $200 bilyan 36-kii saac ee la soo dhaafay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xaaladaha suuqa cryptocurrencies ayaa maanta aad u xun ka dib markii bitcoin oo ah hormuudka lacagahaasi ay sameysay hoos dhac aan laga fileyn taasoo sababtay in dhammaan ay hoos u dhacaan lacagaha kale ee xiriirka la leh. Bitcoin ayaa hadda mareysa $57,000 oo dollar, Altcoins-yada kale  ayaa raacay hoos u dhaca wadarta...

Shir looga hadlay khilaafka Soomaaliya & Itoobiya oo ka dhacay Azerbaijan.
Post

Shir looga hadlay khilaafka Soomaaliya & Itoobiya oo ka dhacay Azerbaijan.

Azerbaijan (Raxanreeb )- Dalalka Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo dowladda Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiiskii is-afgarad ee ay Itoobiya la gashay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland. Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan oo lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, ayaa laga...

Qofkii ugu horreeyay ee lagasoo tarxiilay UK oo soo gaaray Afrika.
Post

Qofkii ugu horreeyay ee lagasoo tarxiilay UK oo soo gaaray Afrika.

London (Raxanreeb ) –Britain ayaa u dirtay Rwanda qof ku guuldareystay in uu helo magangalyo markii ugu horeysay isagoo raacaya barnaamij iskaa wax u qabso ah. Ninkan ayaa la sheegay in Isniintii uu ku dhoofay diyaarad ganacsi, waxaana la siiyay lacag ku dhow afar kun oo dollar si uu halkaa ugu guuro. Qorshahan ayaa ah...

WARCUSB : Dad badan oo ku dhintay folkaano ka qarxday Indonesia.
Post

WARCUSB : Dad badan oo ku dhintay folkaano ka qarxday Indonesia.

Jakarta (Raxanreeb )- Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku naf waayeen, halka kumanaan kun oo kale laga daad gureeyay foolkaano ka qaraxday jasiiradda Ruang oo ka tirsan gobolka Sulawesi ee dalka Indonesia. Sidoo kale waxaa la hakiyay duulimaadyo dhowr ah oo halkaa tagi lahaa, ayadoo kooxaha gurmadka degdega ihi ay ku...

Kooxda AS oo weerar hoobiyaal ah ku qaaday ciidanka DFS ee Sh. Hoose.
Post

Kooxda AS oo weerar hoobiyaal ah ku qaaday ciidanka DFS ee Sh. Hoose.

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan meel ay ku sugnayeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sida ay sheegeen ilo xog- ogool ah oo halkaas ku sugan. Sida wararka ay sheegayaan kooxda Al- Shabaab ayaa weerar hoobiyaal...