Category: Warar

Home » Warar » Page 416
Q.M oo sheegtay tirada dadka kudhintay kuna barakacay roobka
Post

Q.M oo sheegtay tirada dadka kudhintay kuna barakacay roobka

Muqdisho (Raxanreeb) – Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 278,000 oo kalena way saameeyeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ay sameeyeen webiyada tan iyo markii ay bilowdeen roobabka xilliga Deyrta, sida uu sheegay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bini’aadantinimada (OCHA). Sidoo kale, Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa warbixinteedii ugu dambeysay ee fatahaadda...

Danjire Axmed Ciise ‘’DENI Colaad buu ka hurinayaa Puntland”
Post

Danjire Axmed Ciise ‘’DENI Colaad buu ka hurinayaa Puntland”

Garoowe (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland waxaa ka jira is qab qabsiga ku saabsan mudada Guddiga doorashada Puntland uu sheegay in la qabanayo doorashada taa soo siyaasiin badan ay u arkaan muddo kordhin loo sameeyay Saciid Cabdulaahi Deni. Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo wareysi kooban bixiyay ayaa dastuur-jebin iyo sharci-darro ku...

R/W Najib Mikati oo sheegay in dalkiisa ka qeyb galeynin dagaalka Isra’iil
Post

R/W Najib Mikati oo sheegay in dalkiisa ka qeyb galeynin dagaalka Isra’iil

Lubnaan (Raxanreeb) – R/Wasaaraha KMG ah ee Lubnaan Najib Mikati ayaa xaqiijiyay inuu ka shaqeynayo iney ka fogaato Lubnaan inay gasho dagaalka ka dhex socda ciidamada Yuhuuda iyo kuwa Falastiiniyiinta. Sidoo kale, Mikati ayaa ku sharxay bayaan uu siiyay wakaaladda wararka ee France-Presse in wadankiisu ay ku furan yihiin ku mowjado duufaanno siyaasadeed ah. Dhanka kale,Waxa...

Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Galgaduud
Post

Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Galgaduud

Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka taagan xiisad kacsanaan ah, xilli halkaas ay shalay ku dagaallameen laba malleeshiyo beeleed.

Cali Jayte hadalkiisa oo Falcelin xooggan ay ka dhalatay
Post

Cali Jayte hadalkiisa oo Falcelin xooggan ay ka dhalatay

Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay shir jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo hadda loo magacaabay hoggaamiyaha ciidamada Macawiisley ee Shabaab kula dagaalamaya gobollada dalka, kaasi oo uu shaaciyey halka ay ku dambeyso qadiyadda maamulkii uu ku dhawaaqay ee Hiiraan State.

Muslimiinta  Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden
Post

Muslimiinta Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden

New York (Raxanreeb) – Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u sameysay ciidamada Israil, oo xasuuq ba’an ka geesanaya magaalada go’doonsan ee Gaza. Sidoo kale, Golaha muslimiinta ee dalka Mareykanka ayaa markan doonaya in cadaadis xooggan saaraan madaxweyne Biden, si uu wax uga qabto xaalada kasii dareysa...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal  ka dhex qarxay labo Maleeshiyood
Post

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhex qarxay labo Maleeshiyood

Dhuusamareeb (Raxanreeb) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Beeleed cusub oo maanta ka qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug kasoo oo udhexeeyo labo Beelood oo dega halkaasi. Sidoo kale, dad goobjoogayaal aha ayaa inoo xaqiijiyay in haatan uu dagaalka kasocdo deegaanka Xananbuure oo ah halka dagaalka xooggiisa uu kasoo bilowday dagaalka udhexeeyo labadan...