Category: Warar

Home » Warar » Page 417
Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Galgaduud
Post

Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Galgaduud

Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka taagan xiisad kacsanaan ah, xilli halkaas ay shalay ku dagaallameen laba malleeshiyo beeleed.

Cali Jayte hadalkiisa oo Falcelin xooggan ay ka dhalatay
Post

Cali Jayte hadalkiisa oo Falcelin xooggan ay ka dhalatay

Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay shir jaraa’id oo uu qabtay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo hadda loo magacaabay hoggaamiyaha ciidamada Macawiisley ee Shabaab kula dagaalamaya gobollada dalka, kaasi oo uu shaaciyey halka ay ku dambeyso qadiyadda maamulkii uu ku dhawaaqay ee Hiiraan State.

Muslimiinta  Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden
Post

Muslimiinta Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden

New York (Raxanreeb) – Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u sameysay ciidamada Israil, oo xasuuq ba’an ka geesanaya magaalada go’doonsan ee Gaza. Sidoo kale, Golaha muslimiinta ee dalka Mareykanka ayaa markan doonaya in cadaadis xooggan saaraan madaxweyne Biden, si uu wax uga qabto xaalada kasii dareysa...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal  ka dhex qarxay labo Maleeshiyood
Post

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhex qarxay labo Maleeshiyood

Dhuusamareeb (Raxanreeb) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Beeleed cusub oo maanta ka qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug kasoo oo udhexeeyo labo Beelood oo dega halkaasi. Sidoo kale, dad goobjoogayaal aha ayaa inoo xaqiijiyay in haatan uu dagaalka kasocdo deegaanka Xananbuure oo ah halka dagaalka xooggiisa uu kasoo bilowday dagaalka udhexeeyo labadan...

Dagaal culus oo ka socda Galgaduud
Post

Dagaal culus oo ka socda Galgaduud

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha dagaal culus oo maanta ka qarxay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, kaas oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan.

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir
Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Jaamac Ku amartay in uu deg deg Ku  yimaado Maxkamada. Muddo 10 Casho gudahood ayaa looga dalbaday in Maxkamadda uu ku hor yimaado si dacwaddiisa loo qaado. Wasiir Jaamac ayaa hadda howlo ku aaddan abaabulka Dagaalka AS u jooga Deegaannada Koofur galbeed. Wasiirka ayaa  illaa...

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho
Post

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in iska hor imaad uu ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan ayaa ka dhacay afka hore ee xarunta maamulka degmada , waxaana la sheegayaa in labada ciidan ee Dowladda uu khasaare kala gaaray. Sida xogta ku helay iska hor imaadka ayaa...