Wasiirka tamarta Israa’iil ayaa ka soo horjeestay fikradda ah in barnaamij nukliyeer rayid ah oo ay horumariso Sacuudi Carabiya uu qeyb ka noqdo heshiis Mareykanka uu dhex-dhexaadiyo oo ay xiriir ku yeeshaan labada dal.
Mike Pence oo u sharraxan xisbiga Jamhuuriga isagoo doonaya Hoggaaminta Mareykanka
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Maraykanka Mike Pence ayaa si rasmi ah u xareeyay waraaqo uu ku doonayo inuu ku biiro Jamhuuriga u tartamaya jagada madaxtinimo ee dalkaasi.
Linda Yaccarino oo badashay Elon Musk iyadoo la weegtay Twitter
Linda Yaccarino, oo ah madaxa cusub ee shirkadda baraha bulshada ee Twitter-ka ayaa shaqo billowday kahor intii la filayay.
Akhriso: dhibane dhowaan lagu jir dilay xarunta ciidanka Taraafikada oo sheegay arrin layaab leh
Dhibane Ismaaciil Cabdi Cadaawe oo maalmo ka hor baraha bulshada lagu faafiyey muuqaalkiisa, iyadoo ay jir dilayaan ciidamada ilaalada wadooyinka ee Taraafikada ayaa bixiyey wareysigii ugu horeeyey.
Qaar badan oo kamid ah haweenka Afgaanistaan oo ku fakaraya inay isdilaan
"Waxaan rabaa in qof uun codkayga maqlo, xanuun baa i haya, mana aha wax keligay igu kooban," arday jaamacadeed oo Afgaanistaan ka tirsan ayaa nagu yidhi, iyadoo ilmeyseysa ilmaynaya.
Taliska Nabad Sugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Taliska Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay 10 xubnood oo la sheegay in ay katirsanaa Al-shabaab ku waas ka soo goostey kooxda.
Axmed Madoobe oo ka furay Kismaayo Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha Bin’aadamnimada
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin’aadamnimada, kaas oo ay ka qeyb galayeen Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobaleedyada.
Yaa u sabab ah in maanta uu baaqdo fadhiga Golaha shacabka ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta waxaa baaqday Kulankii Golaha Shacabka sabab la xiriirta Kooram la’aan. Fadhigiina maanta , waxaana soo xaadiray 103 Mudane oo ka mid ah Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in la yeeri doono magacyada Xildhibaanada soo xaadiray kuwii aan soo xaadirina talbaba laga...
Seddax Dwoladda oo Soomaaliya balanqaad caawin u sameeyay
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo ay iska kaashanayaan saddexdaan dal, isla-markaana lagu caawinayo Soomaaliya, si wax looga qabto abaaraha weli ka jira gudaha dalkeenna, kuwaas oo saameeyay bulshada. Lacag dhan 10.5 milyan oo doolar oo ah gargaarka abaaraha iyo u adkeysiga, ayaa la siin doonaa dowladda...
MUQDISHO : Maandooriye & dad iibinayay oo gacanta lagu dhigay
Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo bandhigey 10 xubnood oo ka mid ahaa Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidanka Hay’adda NISA ayaa sheegay in 10-ka Xubnood ay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen Jabhadaha weerarada geysta, iyaga oo kasoo howlgalay Gobolada Jubooyinka, Baay, Bakool, Shabeellaha Hoose...








