Category: Warar

Home » Warar » Page 604
Pakistaan, ayaa u dabbaal degeysa 75-guurada maalinta xorriyadda
Post

Pakistaan, ayaa u dabbaal degeysa 75-guurada maalinta xorriyadda

Muqdisho (Raxanreeb) — Dalka Pakistaan, ayaa maanta oo Axad ah, u dabbaal dagay 75-sanno oo ka soo wareegatay markii uu xornnimada qaateen, waxaana guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi laga dhigay munaasabado rasmi ah. Magaalada Karachi, waxaa xafladda lagu qabtay hoyga Muxamed Cali Jinnah, aas aasihii qaranka. Ku simaha guddoomiyaha gobolka Sindh Agha Siraj Durrani...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo magacaabay Ergayga Gaarka ah, ee Ururka EAC
Post

Madaxweyne Xasan Sheikh oo magacaabay Ergayga Gaarka ah, ee Ururka EAC

Muqdisho (Raxan Reeb) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa u magacaabay Ergayga gaarka ah, ee Ururka Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) Cabdisalaan Cumar Hadliye. Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa horey usoo noqday Guddoomiyaha bangiga dhexe iyo Wasriirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iskaashiga Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheikh, ayaa bishii July ka qeeyb galay shirka...

Qarax khasaare sababay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Post

Qarax khasaare sababay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho (Raxan Reeb) — Qarax subaxnnimadii saakay ka dhacay shabeellaha hoose, qaraxa ayaa ahaa miinada dhulka lagu aaso taasoo sababtay khasaare kala duwan dhimasho iyo dhaawac. qaraxa, ayaa ka dhacay deegaanka Sabiid, ee ka tirsan Shabeellaha hoose, kaasoo lala eegtay Mootada loo yaqaanno Fekon, taasoo ay la socdeen askar ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya, qaraxaas...

33024
Post

TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB. Tababbarkan waxaa soo qaban-qaabiyay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya iyada oo ay soo qaban qaabisay Shabakadda Horumarinta Haweenka Warbaahinta ka jira ee Galmudug (Galwomen) waxaana xalay Dhuusamareeb ku qabsoomay tababarka ku...