Balcad (Raxanreeb) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ciidanka Dowladda Federaalka & kooxda Al- Shabaab ku dhaxmaray deeganka Ruun- Nirgood ee Shabeelaha Dhexe. Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalkaas lagu jabiyay kooxda Al- Shabaab. Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in dagaal labada dhinac ay ku dhinteen sida ay hadalka u dhigeen...
Netanyahu oo wajahaya culaysyo badan ka dib go’aan uu ka qaatay wasiirkiisii gaashaandhigga
Dibadbaxyo ballaaran ayaa ka dhacay dhowr magaalo oo ku yaalla Israa'iil ah kadib markii ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu uu xilka ka qaaday wasiirkii gaashaandhigga.
Is qab qabsi miyaa ka taagan cayaal-weerada la sii daayo & sababta ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in talaabo ay ka qaadi doonaan saraakiisha sii daysa kooxa cayaal-weerarada ee lagu soo qabto howlgalada. Taliye Mahdi Macallin ayaa ku canaantay saraakiisha ciidanka sii daynta bilaa maxkamad la’aan cayaal wareerada ciidanka gacanta lagu soo dhigay. Waxa uu sheegay Taliyaha in aan la aqbali doonin...
Caro ka dhalatay gabadh 18 sano jir ah oo nolosha lagu gubay
Caro ka dhalatay dilka gabar 18 sano jir ah, oo uu gubay nin xirrir kala dhexeeyay ayaa aad looga dareemayaa gudaha dalka Peru.
Dowladda suurtagal ma u tahay in ay bilowday wajiga 2aad howlgalada
Muqdisho (Raxanreeb ) Wajiga labaad ee howlgalada ka dhank ah kooxda Al – Shabaab ayaa lagu wadaa inuu ka bilowdo deegaano ka mid ah gobolada dalka. Inta badan ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay deegaano badan oo ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaq dhaaq waxa ay ka wadaan deegaano...
Farriinta ugu weyn ee safarka Xasan Sheekh ee degmada Aadan Yabaal
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo daahfurtay Adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) oo muddo dheer kasoo shaqeneysay hirgelinta adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta ayaa xalay ku daahfurtay munaasabad lagu qabtay Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho.
Wadajir oo lagu duqeeyay dad shacab ah & maamulka oo war ka soo saaray
Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya hoobiyaal ah lagu garaacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaas oo khasaare kala duwan gaystay. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah xaafadaha degmada wadajir sida ay sheegeen dadka deegaanka oo nala hadlay. Saraakiisha Dowladda oo nala hadlay ayaa...
Maxkamadda Ciidamada Puntland oo dil toogasho ku fulisay 10 ruux oo ka tirsanaa Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa markale Xukunno dil toogasho ah, ku ridday 10 ruux oo Dhallinyaro u badan kuwaas oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Kooxda Al-Shabaab isla markaana ay geysteen dilal ka dhacay Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug.
Magaalo dhan oo ay baabi’isay duufaan ku dhufatay Mareykanka
Ugu yaraan 26 qof, ayaa ku dhintay gobollada Mississippi iyo Alabama, kadib markii duufaan ku dhufatay gobollada koonfureed ee Mareykanka.






