Category: Xog

Home » Xog » Page 15
MUQDISHO : Qayb ka mid ah baa la go’doomiyay- XOG & Xaqiiq
Post

MUQDISHO : Qayb ka mid ah baa la go’doomiyay- XOG & Xaqiiq

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaysay markii ugu horeeyay nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde gaar ahaan meelo markii hore gadiidka iyo mootooyinka ay adeegsan jireen. Ciidanka ayaa diiday in Gadiidka iyo mootooyinka ay adeegsadaan , waddooyinka qaar ee laga galo Garoonka Aadan Cadde oo markii hore ahayd meel ay dadka adeegsadaan . Wadayaasha Mootooyinka...

Casuumadda Muqdisho ee Khaatumo oo  khilaaf ka dhax abuurtay DFS
Post

Casuumadda Muqdisho ee Khaatumo oo  khilaaf ka dhax abuurtay DFS

Muqdisho (Raxanreeb) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf madaxda dalka ay ku keentay in  magaalada Muqdisho lagu casuumo hoggaamiyaha SSC- Khaatumo kaas oo kulama ka wada magaalada Muqdisho. Sida wararka ay sheegayaan Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa aad ugu xumaaday in Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya caasumad rasmi ah u fidiyo hoggaamiyaha Khaatumo...

XOG  : MD Xasan Sheekh – ma ogola in doorasho ay ka dhacdo KGS
Post

XOG  : MD Xasan Sheekh – ma ogola in doorasho ay ka dhacdo KGS

Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya oo wajahaya caqabad la xiriirta maamul-goboleedyada dalka ayaa la sheegayaa inuu dhawaan tagi doono magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Madaxwaynaha  iyo siyaasiinta ka soo jeeda maamul goboleedka koonfur Galbeed ayaa isku maandhaafay in deegaanada maamulkaas ay ka dhacaan doorashooyin maadama waqtiga uu ka dhamaaday Laftagareen. Hase ahaatee Madaxwaynaha ayaa...

Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor
Post

Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  ka dib weerarkii waxyeelada ay ka soo gaartay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa soo baxaya shaki badan oo arintaas ka dhashay. Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa diiday in   Galmudug uu sii joogo isla markaana uu ka soo dego Taliyaha NISA Mahad Salaad oo shaki badan laga qabo. Mahad...

XOG:  Xasan Sheekh oo quus u soo muujiyay mucaaradka KGS
Post

XOG:  Xasan Sheekh oo quus u soo muujiyay mucaaradka KGS

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka  Galgaduud waxaa kulan saacado socday ku dhaxmaray xubno ka socda maamulka koonfur Galbeed iyo Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya. Ujeedka xubnahan oo horkacaya   jilbo culusta koonfur Galbeed ayaa ahayd ka hadlida doorka Villa Soomaaliya ee doorashooyinka koonfur – Galbeed hase ahaatee taas ma aysan dhicin. Warar lagu  kalsoon karo ayaa...

Xasan Sheekh & mucaaradka KGS oo ka hadlaya sidii loo tuuri lahaa Laftagareen.
Post

Xasan Sheekh & mucaaradka KGS oo ka hadlaya sidii loo tuuri lahaa Laftagareen.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) In mudda ahba waxaa muuqanayay kulamo siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen kuwaas oo ka kala dhacayay Muqdisho iyo Nairobi. Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa hadda wajahaya cadaadis siyaasadeed oo ka dhashay doorashada maamulka Koonfur Galbeed , taas oo xal wali laga gaarin. Mucaaradka Koonfur  Galbeed ayaa sheegaya...

DOOD & Shaki ka dhashay weerarada joogtada ah ee ka dhacaya Hiiraan.
Post

DOOD & Shaki ka dhashay weerarada joogtada ah ee ka dhacaya Hiiraan.

Buulaburde (Raxanreeb )  ka dib weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Buulaburde kaas oo khasaare badan gaystay ayaa waxaa soo baxaya shaki badan. Waxa ka horeeyay qaraxa ismiidaaminta ah ee ka dhacay Buulaburde mid kale oo isagana ka dhacay magaalada Beledwayne ee gobolka Hiriaan. Labaduba waxay gaysteen khasaare lixaad leh oo soo gaaray rayid...

MD Saciid Deni oo laga baafinayo Puntland & halka uu hadda ku sugan yahay
Post

MD Saciid Deni oo laga baafinayo Puntland & halka uu hadda ku sugan yahay

Garoowe ( Raxanreeb ) in ka badan 40 maalin ayuu safar dibad ah ku maqan yahay Madaxwaynaha Puntland Saciid  Cabdullaahi Deni. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa shalay sheegay in Madaxwaynaha maamulkaas uu shaqo dibada ah ku maqan yahay howsha xukuumaddana uu wado ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Hadalkan waxa uu ka danbeeyay markii xubnaha mucaaradka...