DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo ay ka mid yihiin hadal layaab  leh oo ka soo baxay Itoobiya

DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo ay ka mid yihiin hadal layaab  leh oo ka soo baxay Itoobiya

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad maanta oo Khamiis ah ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka  Mudug.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kaas oo looga hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda.

Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo – haysa Wareiyaha Raxanreeb ee magaalada Muqdisho Anfa Aden Abdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.