Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad maanta oo Khamiis ah ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Mudug.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kaas oo looga hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda.
Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo – haysa Wareiyaha Raxanreeb ee magaalada Muqdisho Anfa Aden Abdi.
Leave a Reply