DAAWO Warka Raxanreeb : Wada-hadallo DFS & Itoobiya ugu furmaya Ankara & qodobo kale.

DAAWO Warka Raxanreeb : Wada-hadallo DFS & Itoobiya ugu furmaya Ankara & qodobo kale.

Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyay xillga rasmiga ah ee la furayo kalfadhiga 5-aad ee yeelanayaan xildhibaanada labada Aqal.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga.

Wariyaha Raxanreeb ee magaalada Muqdisho Hanad Ali Guled ayaa inoo soo koobaya wararkii ugu danbeeyay ee gudaha & dibadda.

HOOS KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published.