Jigjiga ( Raxanreeb ) Warrarka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saaka subaxnimadii hore uu dab ka kacay mid ka mid ah suuqyada khudaarta ee magalaadaasi.
Wararka ayaa intaas ku daraya in qeybaha kala duwan ee laamaha amniga iyo kuwa dabdamiska ay ku guulaysteen xakamaynta dabkaasi.
Lama oga waxa kiciyay dabkan sida wayn looga dareemay qeyba badan oo kamid ah magaalada iyo khasaaraha ka dhashay dabkaasi.
Leave a Reply