Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi Magacaabay

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi Magacaabay

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa magacaabay guddi warbixin kasoo diyaariya doodihii dhowaan Xildhibaanada golaha Shacabka ka yeesheen dhismaha hay’adaha madaxa banaan ee aan miisaaniyadda laheyn.

Xildhibaano badan ayaa Maanta Kulankii Golaha Shacabka ka sheegay in sharci kasta oo ay ka doodaan in wax natiijo ah lagu soo celin, taas oo keentay in Guddoonka uu Guddiga Magacaabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.