SJS oo maanta magaalada Muqdisho wariyaal tababar ugu furtay.

SJS oo maanta magaalada Muqdisho wariyaal tababar ugu furtay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Muqdisho ee  caasimada soomaaliya  ka daahfurtay qeyb kale oo ka mid ah  tababarada  kubcinta awooada gabdhaha suxufiyiinta soomaaliya.

waxaana tabarkaan ka qeyb galaya gabdhaha  warbaahinta  oo ka  kala yimid gobollada soomaaliya iyo magaalada muqdisho.

waxaana u jeedka tabarka yahay sameynta iyo soo saarista sheekooyinka laxiriira   xuquuqda aadanaha iyo u qareemistooda.

qaar ka mid ah gabdhaha ka qeyb galay ayaa dhankooda  waxaa ay  sheegen in ay ka faa.ideysn doonaan cashada inta uu socdo tabababrkaan maanta ka furmay muqdisho.

Xoghayaha Guud ee SJS , Abdalle Ahmed Mumin oo ka hadlay  furitaanka tababarka ayaa yiri“. waxaan ku faraxsanahay inaan saakay ka qeybgalay furitaanka wareg kale oo tababarada suxufiyiinta gadhaha ee Somali Journalists Syndicate – SJS.

waxaan u mahadcelinyaa dowlada canada ee taageerada joogtada ah ee ay siiso sjs.

W/D.Bashiir abdulah osmaan

Leave a Reply

Your email address will not be published.