Nairobi (Raxanreeb ) Wasiirkii hore Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa dib uhelay xoriyadiisa xalay waqti danbe. Inkasto aysan si toos ah u faah-faahin xarigiisa Kenya haddana waxaa jiray eedeymo la tuhmayay inay ku heysto, siideyntiisa ayaa qaadatay muddo 10 maalin ah waxayna wararka shegayaan in lacag lagu soo dayay.
Degaanaada Jubbaland ka soo jeeday Wasiirka inta uu xirnaa dadka iyo maamulka ma sameyn banaanbax ama hadal marka laga reebo Odayaasha Dolow iyo Guddomiyaha magaaladaasi.
Wasiirka Amniga Jubbaland oo sheegay inu qeyb ka yahay siideynta Janan Axmed Madoobe, waxaan helnay in markiisii ugu horeyay uhadlay Jubaland ku qabsatay shirka Jaraa’iid uqabtay, balse uu isku difaacay Janan inuu kursigiisa ku fadhiyo inuu difacaana ay tahay.
Degnaada Jubbaland xiligii uu Wasiirka ahaa waxaa uu ku lahaa saameyn xoogan balse markii uu ka tagay shaqada waxaa hoos udhacay saameyntiisa waxaana laga daremayay wayaadii dambe oo gobalka dhowr jeer abaabul siyaasaded inuu ka sameeyo udamcay balse dhicisobay. waaana mida keentay in xarigiisa ay muujinwaayaan sida ay oga xunyihiin bulshada degaanka iyo maamulka.
Leave a Reply