'' Soomaaliya waxa ay cagaha kula jiraa xaalad bani’aadanimo oo si isku mid ah u saameysay Dalka oo dhan ''
Month: August 2022
Al-Shabaab oo u hanjabtay Madaxweyne William Ruto
Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto uu go’aansado inuu ciidamadiisa kusii hayo gudaha Soomaaliya.
Ciidamo loo daabulay degaano colaad ay ka jirta oo Galgaduud ah.
Wararka RBC uu ka helayo halka dagaalada ay ka socdaan ee ciidanka loo diray ayaa sheegaya..
Soomaaliya iyo Japan oo ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada Dal.
Labada masuul waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah
CiidankaTigray oo la wareegay magaalo muhiim u ah Dowladda Itoobiya.
Kooxda TPLF, Getachew Reda wuxuu maalintii Isniinta bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in dowladda dhexe ee Itoobiya ay ciidamo badan soo dhoobtay xadka Tigray.
Galmudug oo Guddi u diraysa degaano dagaal uu ku dhaxmarayo maleeshiyo beeleed.
laamaha Amniga dowlad Gobeedka Galmuug ayuu ku amray inay si deg deg ah...
Ciidanka Dowladda oo howlgal ka bilaabay Muqdisho ka dib weerarkii Hotel Xayaat
Dhawr qof oo u badan dhallinyaro ayaa ciidanka Dowladda ay ku soo qab- qabteen
Faysal Cali Waraabe oo soo jeediyay in muddo kordhin loo sameeyo Muuse Biixi
Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa sidoo kale aqbalay talo soo jeedin ka timid guddi
DFS oo Howlgallo Kula Wareegay Tuulooyin Ka Tirsan Sh/ Hoose.
Ciidamada xoogga ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay howlgallo ka waday gobolka Shabeellaha hoose
Muxuu yahay Shirka TICAD ee lagu qabtay Tunisia ?
Sannadkan, 8-da TICAD (TICAD ayaa ka dhici doona Jamhuuriyadda Tunisia









