Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo manta ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, kaas oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafadaha qaar ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley
Month: September 2022
Sawirro: Ciidanka XD oo kala wareegay Al-Shabaab deegaanno katirsan gobolka Baay
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno katirsan gobolka Baay waxaana ay kula wareegeen deegaannada kala ah Baayale, Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile, Boorame. Karanooy iyo Daawuudow
Booliska Soomaaliya ayaa soo qabtay Haweeney ka geysatay falal arxan darro ah Muqdisho
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay soo qabashada haweeney fal argagax leh dhowaan ka geysatay halkaas, kaddib muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada
Dagaal Culus oo ka socda duleedka Garbahaarrey
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xoogagga Ururka Al-Shabaab uu ka qarxay inta u dhexeyso degmooyinka Garbahaarrey iyo Beledxaawo oo katirsan gobolkaasi
Xasan Sheekh oo lakulmay Joe Biden
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ka qaybgalay martiqaad uu ku maamuusay Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Joe Biden
Sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab oo isoo dhiibay
Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo wata gaari dagaal iyo hub ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan
Sawirro: Raiisul Wasaare Xamsa Barre oo shir guddoomiyay shirka deyn cafinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda uu hannaanka deyn cafintu u leeyahay horumarka dalka iyo gaaridda isku filnaashno dhaqaale
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inaysan qaban karin doorashada Madaxweynaha
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in aysan ku qaban Karin doorashada Madaxweynaha xilligii loogu tala galay
11 qof ayaa looga shakiyay inay u geeriyoodeen Ebola gudaha Uganda
Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa sheegtay in dagaal adag ay la galayso kahortagga faafitaanka Cudurka Ebola oo kiis kamid ah laga helay Dalkaas, Wasaaraddu waxa ay Dadka ka codsatay in ay ka feejignaadaan halista cudurkaan
ATMIS oo inkirtay doorka Shacabka kacdoonka ka dhanka ee Al-Shabaab
War qoraal ah oo ka soo baxay howlgalka ATMIS ee Ururka Midowga Afrika aya awaxaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socdo Hiiraan iyo Galgaduud ee hoostaga HirShabelle iyo Galmudug


