Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa goor dhowayd khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga socda magaalada New York
Day: September 22, 2022
Ergayga Abaaraha Soomaaliya oo baaq deg deg ah u diray Beesha Caalamka
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa deeq-bixiyaasha caalamka markale ku booriyay inay deg deg uga jawaabaan gurmadka abaaraha Soomaaliya ee ku sii socda heerka macluusha
UK announces new support for people facing famine in Horn of Africa
Speaking at an event on the humanitarian crisis unfolding in the Horn of Africa at the UN General Assembly in New York, Ford announced £22.8 million to enable the UN and our NGO partners to continue lifesaving assistance through cash support; access to water and sanitation services; and the delivery of highly specialised health and nutrition treatment
Maamulka Galmudug oo xal ka gaaray muran ka taagnaa Kastamka Canshuurta
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Axmed Xuseen Shire Bukhaari ayaa dadaal kaddib xalay ku guulaystay xal u helidda Xirnaanshaha Kastamka Gaalkacyo oo afartii maalin ee la soo dhaafay ay ku sugnaayeen Ciidamo beeleed ka gadoodsan tabasho la xariirta xuquuq uga maqan awood qeybsiga Dowlad Goboleedka Galmudug
Sawirro: golaha Wasiirrada DF oo xaaladda Dalka kasoo saaray go’aanno cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo maanta shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa diiradda lagu saaray Amniga Dalka iyo kacdoonka Bulshe ee ka socda Goballada Dalka gaar ahaan Dowlad Gobaleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug
Marykanka oo sheegay duqeyn inuu ku dilay 27 katirsan Al-Shabaab
Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo 18-kii September ka geysteen Gobolka Hiiraan gaar ahaan degaan ku dhow degmada Buulo-burde oo deegaano hoostaga ay ka dhaceen dagaallo
Laamaha Amniga Muqdisho oo burburiyay goobo lagu iibiyo Maandooriye
Howlgal saacado badan qaatay ayna hoggaaminayeeen Taliyaha qeybta Bari, Taliyaha Saldhigga Booliiska Yaqshiid iyo guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa waxa ciidmada boolisku ka sameeyeen waqooyiga magaalada Muqdisho oo ay muddooyinkii dambe ka dhacayeen falal lidi ku ah amniga Caasimadda
Ciidamada Dowladda oo garab ka helaya kuwa Macawisley ayaa qabsaday deegaano katirsan Hiiraan
Ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee la magac baxay Macawiisleey oo weli howlgallo ka wada degaano katirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Maanta la wareegeen degaano kuyaalla Galbeedka Magaalada Beledweyne, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.