Sidoo kale Saraakiishan oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in cagta ay mariyeen..
Day: September 12, 2022
Haddii lagu dhawaaqi lahaa in dalka macluul ay ka jirto maxaa dhici lahaa ?
Haddii Madaxweynuhu ku dhawaaqi lahaa macaluusha waxaa gebi ahaanba
MD Xasan Sheekh oo ka degay Nairobi & Qorshahiisa Dalka Kenya
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka inta uu ku sugan yahay magaalada Nairobi ..
DF iyo maamul goboleedyada oo ka heshiiyay saami qeybsiga $100-ka Milyan
Sida xog hoose uu ku helay Raxanreeb, dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada ee ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa ka heshiiyey khilaafkii ka taagnaa habka loo qeybsanayo 100 milyan oo dollar oo ka timid beesha caalamka, gaar ahaan Bankiga Adduunka
XOG CUSUB : Shirka ka socdo magaalada Muqdisho oo la isku mari la’yahay .
Wararka ayaa sheegaya in shirka maanta la soo xirayo, ayada oo laga soo saari doono
XOG DAAHSOON : Gabar AIDS ugu geeritooday Muqdisho & mid kale oo loo ceyriyay xanuunka.
Agaasimaha Isbitalka Martiini ayaa yiri "Jimcihii Waxaa isbitalka waxaa la keenay Laba gabar...
Suuq lagu iibiyo qudaarta Degmada Afgooye oo Qarax uu ka dhacay.
Qof ku sugan degmada Afgooye ayaa RBC u sheegay in ciidanka ay bilaabeen
Rutu ” Xasan Sheekh waxaan kala hadli doona suuqa Khaadka Kenya ”
Madaxwayne Ruttu ayaa xusay in Dowladiisa ay la macaamili doonto cid kasta.
Shirka golaha wadatashiga qaran oo galay maalintii labaad
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shalay furay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galay maalintiisii labaad, kaas oo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo wada-shaqeynta labada dhinac
Samantha Power Madaxa USAID u qaabilsan Siri Lanka ayaa sheegtay in Musuqa lala dagaallamo
Madaxa Hay’adda Gargaarka u qaabilsan Mareykanka ee USAID Haweeneyda lagu magacaabo Samantha Power ayaa Sri Lanka u sheegtay in xalka keliya ee wax looga qaban karo dhibaatada dhaqaale Xumo uu yahay in Dowladdu la dagaalanto Musuqa