Day: September 29, 2022

Home » Archives for September 29, 2022
Post

Soomaaliya & Mareykanka oo heshiis gaaraya $86.7 Milyan kala saxiixday

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), oo uu weheliyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Nuur iyo Danjire Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André ayaa kala saxiixday heshiis horumarineed oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka