Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Somaliland ayaa Maanta la wareegay gacan ku heynta degmada Bocame o katirsan Gobolka Sol, halkaas oo ay in muddo ah ku sugnaayeen Ciidamo katirsan kuwa dowlad goboleedka Puntland
Month: October 2022
Akhriso warmurtiyeedka DF iyo maamul goboleedyada dalka
Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu soo gabagbeeyey shirkii dowladda Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada u socday
AKHRISO : Qodobo laga soo saaray maanta Shirka DFS & maamul- Goboleedyada
Shirkan waxaa ka qayb shirkan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul- goboleedyada kuwaas oo dood dheer ka dib isku raacay qodobo dhawr ah.
Xasan Sheekh ”majirto meel dagaalka Al-Shabaab dhexdhexaad looga noqdo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad ka jeediyay xeritaanka Shirkii Golaha wadatashiga Qaran ee ka socda Magaalada muqdisho ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Soobe, isaga oo sheegay inay ku dadaali doonaan in Octoober kale uu qarax dhaco
DF oo uga digtay Shacabka khataraha Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka Axmed Macalim Fiqi ayaa saakay booqday xarunta howlgallada gurmadka degdegga ah ee ay hirgelisay hey’adda musiibooyinka qaranka kadib qaraxii Soobe ka dhacday October 29, 2022
Dowladda Jabuuti & Kenya oo canbaareeyay qaraxyadii Soobe 2
Dawladaha Djibouti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho
Dil saakay lagu fuliyay rag katirsanaa Al-Shabaab
Maxkamadda Ciudamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka oo Isniin ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ee Magaalada Muqdisho waxaa ay xulunkii dilka toogashada ahaa kufulisay Saddex rag ah, kuwaas oo lagu helay Qaraxyo ay ku dileen Shacab & Masuuliyiin kale.
Golaha Wasiirada oo shir aan caadi ahayn caawa ka yeeshay xaaladda dalka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga hadlayey gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii ay shaley magaalada Muqdisho ka geysteen kooxaha Khawaariijta ee magaca diinta Islaamka ku qaraabanaya. Waxaana ka soo baxay qodobaddan soo socda 1. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya...
Xukuumadda oo magacabowday Guddi Gurmad oo deg deg ah.
Ra’iisul Wasaaraha oo xiganaya qodobada 99 iyo 100 ee Dastuurka KMG..
Dalalka Turkiga iyo wadamo carbeed oo canbaareeyay qaraxyadii shalay ee Soobe
Wasiirka Arrimaha Dieadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulamo kula yeeshay Caasimadda Algiers intii uu socday kulanka loogu gogol-xaarayay Shir madaxeedka Carbeed