Day: September 15, 2022

Home » Archives for September 15, 2022
Post

Shirka Golaha Wasiirrada DF oo loogu hadlay Abaaraha iyo Amniga

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Abaaraha, Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhowaan qabsoomay iyo ansixinta heshiiska tababarka iyo iskaashiga dhinacyada caafimaadka ciidamada ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga