Afgooye (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxaa gabi ahaanba xiran suuqa ugu way nee ganacsiga degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose , halkaas oo la sheegay in aan wax ganacsi ah ka socon. Sid ay sheegeen dad halkaas ku sugan goobaha ganacsiga ee maanta xiran ayaa saamayn waxa ay ku yeelatay ganacsatada halkaas ku sugan...
Month: July 2023
WARBIXIN | Abaabul siyaasadeedka Sheekh Shariif ee ka dhanka ah Xasan Sheekh
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahn mudane ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Shariiif Sheekh Axmed tan iyo markii uu ku soo laabtay dalka waxa uu waday kulamo siyaasadeed. Inta badan kulamadan ayaa salka ku hayay xaaladda dalka uu ku jiro iyo waxa iska bedelay shaqada Dowladnimada tan iyo markii xilka markale...
Wasiirka Maaliyada oo cadaadis la saaray ugu laabtay Masuuliyiin uu shaqada ka joojiyey
Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka Maaliyadda ee XFS ayaa dib uga laabtay shaqo ka joojintii xalay uu ku sameeyay Xisaabiyaha Guud, kadib culaysyo fara badan oo uga yimid dhinaca madaxda ugu sarreysa ee Dowladda. Shaqo joojinta labada masuul ayaa markii hore loo cuskaday qodobo ay ka mid yihiin amar diido iyo wada shaqeyn la’aan. Wareegtada uu...
Taliyaha Sirdoonka Kenya oo Muqdisho soo gaaray & ujeedka socdaalkiisa
Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha Nabad Sugidda Kenya Nuuradiin Maxamed Xaaji ayaa maaanta oo Jimca ah soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay taliyaha Nabad Sugidda Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad. Labada taliye ayaa kawada haday arrimaha amaanka iyo iskaashi dhaxmara labada dhinaca, waana markii ugu horreysay ee uu Muqdisho yimaado taliyaha NIS ee dalka Kenya, balse...
Wasiir Haruuse oo yiri ” Aniga isma casilin “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Tan iyo xalay warar kala duwan ayaa ka soo baxay is casilaad la sheegay inuu damacsan yahay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda Abshir Cumar Haruuse ayaa meesha ka saaray jiritaanka warka ku saabsan inuu damacsan inuu baneeyo xilka uu hayo ee arimaha dibadda Intaas waxaa uu warkiisa ku daray...
FALCELIN LAYAAB LEH : Dacasleey iyo Dowladnimo Maxaa Kala Heysta !
Muqdisho (Raxanreeb) Hay’adda aan ka soo shaqeeyey. 1) Waajibaadkeeda kuma jirin qabasho dakhli ama wax lacag qabasho ah; 2) Sanad kasta, laba heer oo baaris Hanti-dhowr ah ayaa lagu sameynayey hay’adda (Hanti-dhowr guud iyo midka gudaha), mana jirin wax dayac ama xoolo maqan ah oo la sheegey; 3) Shaqada hay’adda waxaan qoraal ku wareejiyey sanado...
MUQDISHO : Dadka shacabka waa lagu dhacaa , waxna lagama qaban
Muqdisho ( Raxanreeb ) Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa wali loo taag la’ yahay kooxaha hubaysan ee dhaca u gaysta dadka shacab ah. Degmooyin dhawr ah ayaa laga soo warinayaa in ay ka jiraan kooxo dhac ka gaysta kuwaas oo xitaa mararka qaar dhibaateeya dadka ay dhaca u gaysanayaan. Ciidanka Dowladda ayaa ku...
Ruto oo cadaadis kala kulmaya mucaaradka & cabsi Islii ka jirta
Nairobi ( Raxanreeb ) Wararka maanta oo Jimca ah aan ka helayno magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay cabsi la xiriirta dibadbaxyo ay dhigaan xubnaha mucaaradka. Hoggaamiyaasha dhaliilsan Dowladda Ruto ayaa ku baaqay in ay dhigayaan banaanbaxyo waawayn oo ay ku muujinayaan sida aysan ula dhacsanayn dowladda Ruto....
Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Gavin ujeeddadiisu waa dhameystirka qorshihii guumeystihii ka tegay!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Haddii uu Ingiriisku ahaan jiray boqortooyo aysan qoraxda ka dhicin innagu kuwii beeniyay baan ahayn! Ingiriis wuxuu wali daba joogaa raad uu dhaxlay, iyo gacan haadin gudaha Soomaaliya ka jirta! Baarlamanka ingiriisku maalin kasta wuxuu shaqo ka dhigtay inuu ka hadlo Somaliland waxa loogu yeero...
Madaxweynaha Arsenal taageera ee walaaca ka muujiyay in kooxda qarankiisa ay sixir adeegsadaan
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah laga qaado arrimaha saameynaya kubadda cagta Rwanda oo ay ka mid yihiin in sixir uu ku lug leeyahay.








