Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha.
Month: July 2023
Ciidamada Danab oo weerar ku qaaday goob Al-Shabaab isku aruursanayeen
Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta ciidamada kumaandooska Danab ay howlgal culus ka sameeyeen duleedka magaalada Galcad oo ka tirsan gobolkaasi.
WARCUSUB : Khasaaraha qaraxa ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho oo korortay
Muqdisho (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhex dhacay xero ciidan oo ku taalla gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Qaraxa oo loo malaynayo inuu ahaa qof walxaha qarxa isku soo xiray oo dareeska ciidamada xirnaa, ayaa beegsaday ciidan saf ku...
MUQDISHO : Markale ayaa lagu dilay masuul kale oo maamul goboleed ka tirsanaa
Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiir ka tirsanaa maamulka HIirshabeelle ayaa lagu toogtay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho sid ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa la sheegay in dilkaas ay ka danbeeyeen koox hubaysan kuwaas oo dilka ka dib goobta isaga baxsaday. Dowladda Soomaaliya...
DEG DEG: Askar badan oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Qof walxaha qarxa isku soo xirey ayaa isku qarxiyay ciidan gaardinayay oo ku sugnaa Ka soo horjedka xerada Damaanyo ee magaaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac badan kuwaas oo loola cararay isbitaalada magaalada Muqdisho. Ciidankan ayaa ka mid ah ciidamo la doonayay in ay ka qayb qaadaan...
Masuuliyiin ka mid ahaa Bankiga Dhexe ee Xasan Sheekh dartii isku casilay
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa guux badan uu ka dhashay is casilaada xubno udub dhaxaad u ahaa Bankiga Dhexe kuwaas oo shaqada isaga tagay. Iscasilaada sedax xubnood oo ka mid ah Guddiga fulinta Bankiga dhexe ayaa timid waxyar uun ka dib markii Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu dib u magaacabay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Bankiga...
Magaalada Garoowe oo dadku farta wadnaha ay ku hayaan + heerka khilaafka
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Gawoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka taagan walaac ay shacabku ka qabaan in dagaal uu ka dhaco, xilli isfaham darro ay jirto ku aadan xalinta khilaafka madaxweyne Deni iyo Mucaaradka oo Isimada Puntland ay garwadeenka ka ahaayeen. Waxaa xusid mudan in qeybo kamid xaafadaha magaalada Bulshadu ay bilaabeen in ay ka...
Laftagareen oo dhaariyay xildhibaanadiisa cusub
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub Gollaha Wasiiradda Dowladda Koonfur Galbeed.
Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay Cadale iyo Raage Ceele
Xubnaha ku jira xal u helidda colaadda ka aloosan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in heshiis horu-dhac ah laga gaaray, dagaalkii dadka badan ku dhinteen ee todobaadkii hore ka dhacay deegaanno hoos taga degmooyinka Cadale iyo Raage Ceele.
Fartoon oo noqday Guddoomiyaha Wakiiland Somaliland – WAA KUMA Fartoon ?
Hargaysa (Raxanreeb ) Maanta oo Axad ah waxa magaalada Hargaysa ee Somaliland ka dhacday doorashada Golaha Wakiilada Somaliland kaas oo ay ku tartamayeen Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon) & Maxamed Khadar Daahir. Loolanka doorasho waxaa ka tansuulay Cali Xaamud Jibriil oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada ayaa ah labad shaqsi ee haatan ugu...








