Mogadishu, Somalia – Somalia’s fragile political landscape is under increasing strain following the Federal Parliament and Upper House’s approval of the Independent Electoral and Boundaries Commission. The decision, made during a joint session on Wednesday, has sparked widespread backlash from former leaders, presidential hopefuls, and representatives of federal member states, who warn that the move...
Day: November 27, 2024
Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo milateri ka bilaabay gobolka Gedo
Gedo (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya gobolka Gedo kuwaas oo sheegaya in maanta halkaas ay dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabeen ciidamada Itoobiya, waxayna qaadeen tallaabo la xiriirta xiisadda u dhexeysa dowladda federaalka iyo Jubbaland. Sidoo kale, Itoobiya ayaa lasoo warinayaa inay toos usoo faragelisay xiisadda taagan, waxayna bilowday dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwa ciidan...
Xildhibaannada laba gole oo ansixiyay xubnaha guddiga doorashooyinka ee xalay lamagacaabay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, ayaa ansixiyay xubnaha guddiga doorashooyinka iyo soohdimadaha Qaranka oo xalay golaha Wasiiradda soo ansixiyeen. Sidoo kale, Kulanka xildhibaannada labada Aqal ayaa ku furmay foodo iyo buuq, waxaana la arkayay xildhibaannada labada Aqal qaarkood oo buuq sameenaya...
Tensions Escalate in Jubbaland Amid Military Movements
The people of lower Jubba province are grappling with mounting tensions near Badhaadhe district as government forces and Jubbaland’s Darawiish troops face off in close proximity. The escalating military activity has left communities on edge, fearing the possibility of conflict. Sources close to the situation informed Shabelle Radio that, from last night into this morning,...
Golaha wasiiradda ansixiyay dhismaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka si loo xoojiyo dimuqraadiyadda.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah oo xalay saqdii dhexe yeeshay ku ansixiyay dhismaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha, kaas oo ujeedadiisu tahay in sare loo qaado hufnaanta doorashada dalka. Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo hormuud ka ahaa hindisahan ayaa ku tilmaamay dhismaha guddigan mid laf...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha SSC-Khaatumo ayaa shaacisay in la joojiyay ciyaartii maanta dhici lahayd ee tartanka
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha SSC-Khaatumo ayaa shaacisay in la joojiyay ciyaartii maanta dhici lahayd ee tartanka Koobka Degmooyinka SSC-Khaatumo. Go’aankan ayaa ka dhashay sababo la xiriira colaadda ka taagan Ceerigaabo iyo dareenka bulshada oo arrinkaasi si weyn uga falcelisay. Baajinta ciyaarta maanta waxay kusoo aaday iyadoo xalay fiidkii hore uu Xidhiidhka Kubadda Cagta ee SSC-Khaatumo...
Somalia Establishes Electoral Commission Amid Opposition Concerns Over Inclusivity
MOGADISHU, Somalia – In a historic step toward enhancing electoral integrity, Somalia’s Council of Ministers approved the creation of an Independent Electoral and Boundaries Commission during an emergency late-night session on Sunday. The decision underscores the government’s determination to transition the country to a One-Person One-Vote system, marking a significant milestone in Somalia’s democratic journey....
Ciidamadii isku soo dhiibay dowladda Federaalka oo Muqdisho lakeenaayo
Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidamadii isku dhiibay dowladda federaalka Soomaaliyaa ee kasoo goostay maamulka jubbaland gaar ahaan ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa maanta lagu wadaa in laga soo dejiyo magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda dhexe ay diyaarad u dirtay ciidamadaasi, si loogu soo wareejiyo magaalada Muqdisho oo soo...
Mas’uulkii labaad oo dhabarka ka toogtay Axmed Madoobe lana saftay dowaldda Federaalka
Badhaadhe (Raxanreeb online) – Guddoomiyihii degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, Maxamed Ibraahim Fanax ayaa kamid noqday mas’uuliyiinta ka baxay garabka Axmed Madoobe, wuxuuna si toos ah ula saftay dowladda federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, guddoomiye Fanax oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka warbixiyay xaaladda degmadaas iyo deegaannada u dhow oo ay dowladda federaalka gaysay ciidamo...
Puntland oo ka hadashay ciidanka DF geysay deegaannaada maamulka Jubbaland
Garoowe (Raxanreeb online) – Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si adag uga hortimid qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ku dooneyso in lagu soo xiro Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, si maxkamad loo soo saaro loogana tuuro xilka. Sidoo kale, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifitaax Cabdinuur, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ciidamada DFS ay geysay...