Garoowe (Raxanreeb online) – Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si adag uga hortimid qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ku dooneyso in lagu soo xiro Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, si maxkamad loo soo saaro loogana tuuro xilka. Sidoo kale, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifitaax Cabdinuur, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ciidamada DFS ay geysay...