Muqdisho (Raxanreeb online) – Saaxiibada Caalamka ayaa walaac xoogan ka muujiyay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya DFS iyo Jubbaland, kadib shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan la soo gaba gabeeyay. War saxaafadeed ay soo saareen maanta ayay ku booriyeen dhammaan dhinacyada in ay yeeshaan wada hadal wax ku ool ah si loo xaliyo khilaafaadkooda,...
Month: November 2024
Xildhibaannada golaha wakiilada Jubbaland oo maanta dooranaaya guddoomiyaha golaha wakiilada.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa saakay oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, ka dhacdo doorashada guddoonka golaha Wakiillada cusub ee maamulka Jubbaland, iyadoona haatan ay socoto qaban qaabada doorashada. Sidoo kale, doorashada guddoonka golaha Wakiillada ayaa waxaa isku soo sharaxay dhoor musharax, waxaana lasii saadaalinayaa in ay...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka daahfuray madal looga hadlaayay doonista maqaamka Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa daah-furay Madasha Wadahadalka Siyaasadda ee Doonista Maqaamka iyo Matalaada Muqdisho iyo Doorka Muwaadinka ee Doorasho toos ah. Sidoo kale, madashaan oo ay kasoo qeybgaleen Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda G/Banaadir, Madaxda Maamullada Degmooyinka, Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanka, Haweenka, Dhallinyarada, Dadka baahiyaha gaarka qaba iyo...
Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Qaaday Talaabadii Ugu Horaysay Ee Rasmiga Ah.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Gobolka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee rasmi ah, isagoo la kulmay saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida ee maamulkaasi. Madaxweyne Cirro ayaa kulan isbarasho ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Saraakiil kale oo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay in uu aqbalay natiijadii hordhaca ee kasoo baxday doorashada.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u hambalyeeyay madaxdweynaa cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isagoona sheegay in uu aqbalay soona dhaweeyey natiijada ku-meel-gaadhka ah ee kasoo baxday guddida doorashooyinka. Sidoo kale, Muuse Biixi ayaa u mahadceliyey cid kasta oo ka qayb qaadatay doorashooyinkii madaxtooyada iyo xisbiyada, sida shacbiga reer...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya: “Gobolada Koonfurtu Waa Meesha Ugu Fudud Ee Doorasho Qof Iyo Cod Ah”.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in dalka ay ka dhici karto doorasho hal qof iyo hal cod ah, isagoo carabka ku adkeeyay in nidaamkan doorasho uu yahay mid dalka ka dhici kara oo wax ku ool ah. Isagoo ka hadlayay qorshaha dowladda...
Safaaradda Mareykanka ee Kyiv oo loo xiray weerar dhanka cirka ah oo laga cabsi qabo.
Ukraine (Raxanreeb online) – Safaaradda Mareykanka ee Kyiv ayaa heshay macluumaadka ku saabsan weerarro xagga cirka ah oo muhiim ah Arbacada maanta ah, waxaana la xiri doonaa, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka. “Taxaddar badan awgeed, safaaradda waa la xirayaa, waxaana shaqaalaha safaaradda la farayaa in ay gabaad ka...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xeerka ururada iyo xisbiyadda siyaasadda.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, wwxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, ma jirin Xildhibaan diiday ama aamusay....
Muse Bihi Congratulates President-Elect Abdirahman Cirro in Historic Somaliland Transition
Hargeisa, Somaliland — In a powerful moment of democratic maturity, outgoing President Muse Bihi Abdi has formally conceded defeat and extended heartfelt congratulations to President-elect Abdirahman Mohamed Abdullahi, popularly known as Abdirahman Cirro, after the November 13, 2024, presidential elections. The announcement came in a statement issued by President Bihi, where he acknowledged Cirro’s victory...
Puntland Parliament Congratulates Newly Elected Jubbaland MPs
The Puntland House of Representatives has congratulated the newly elected members of the Jubbaland House of Representatives officially sworn into office in Kismayo on Monday. In a statement released Tuesday, Puntland Parliament Speaker Abdirizak Mohamed hailed the election as a milestone in strengthening Somalia’s federal governance structure. He commended Jubbaland’s adherence to the Federal system,...









