Month: November 2024

Hay’adda Nabad Suggida Somaliya oo gacanta ku soo dhigtay laba nin oo lala xiriirinaayo dilal ganacsato ah,oo ka dhacay Muqdisho.
Post

Hay’adda Nabad Suggida Somaliya oo gacanta ku soo dhigtay laba nin oo lala xiriirinaayo dilal ganacsato ah,oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Qoraal ka soo baxay Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay laba eedeysane oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dilal maalmihii la soo dhaafay lala beegsaday dad ganacsato ah oo ka dhacay Degmada Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho. Eedeysanayaasha oo magacyadooda lagu...

Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay Iyo Codbixiyeyaashii Ugu Tirada Badnaa Ee Somaliland Ka Soo Baxay Xili Ay Codkooda Siiyeen Musharaxiinta Madaxtinimada.
Post

Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay Iyo Codbixiyeyaashii Ugu Tirada Badnaa Ee Somaliland Ka Soo Baxay Xili Ay Codkooda Siiyeen Musharaxiinta Madaxtinimada.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland waxaa maanta si weyn uga soo qayb galay codbixiyeyaal, iyadoo in ka badan hal milyan oo qof oo shacab ah ay u dareereen goobaha codbixinta ee gobolka si ay u doortaan madaxweynaha xiga. Doorashada 2024-ka waxa ku tartamaya saddex murashax oo caan ah kuwaas oo kala ah madaxweynaha talada haya...

Masar iyo Soomaaliya oo ku heshiiyey in la joogteeyo wada tashiyada ku saabsan arrimaha quseeya labada dhinac.
Post

Masar iyo Soomaaliya oo ku heshiiyey in la joogteeyo wada tashiyada ku saabsan arrimaha quseeya labada dhinac.

Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka Badr Abdel Aty, iyo dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Moalem Feki, ayaa Isniintii ka wada hadlay heerka uu marayo fulinta qodobbadii ka soo baxay shir madaxeedkii labada dal iyo sidoo kale kii saddex geesoodka ahaa ee Eritrea, oo labadooduba 10-kii October lagu qabtay Asmara. Labada dhinac ayaa ku...

Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Deyniile.
Post

Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Deyniile.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay qarax miino oo xalay ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ciidan. Qaraxan ayaa lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan guutada 77-aad ee fadhigoodu yahay xerada Urur Howleed ee degmada Deyniile....

Somaliland Voters Head to the Polls to Elect New Leadership
Post

Somaliland Voters Head to the Polls to Elect New Leadership

HARGEISA – Somaliland voters headed to the polls on Wednesday in a pivotal election to choose new leadership for the next five years. The presidential contest includes incumbent President Muse Bihi of the Kulmiye Party, Abdirahman Mohamed Abdullahi of the Waddani Party, and Faisal Ali Warabe of the UCID Party. The election will also decide...

Shacabka Somaliland oo saakey udareeraya goobaha cod bixinta
Post

Shacabka Somaliland oo saakey udareeraya goobaha cod bixinta

Hargeysa (Raxanreeb online) – Somaliland waxaa saaka loo dareeray doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi iyo toddoba urur siyaasadeed. Sidoo kale, dadweyne fara badan ayaa saaka safaf dhaadheer u galay goobaha codbixinta magaalooyinka hoos taga maamulkaas si ay codadkooda u dhiibtaan. Musharaxiinta Madaxweynaha ugu cad cad ayaa kala ah Madaxweynaha...

Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo ku weeraray Markabka Abraham Lincoln.
Post

Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo ku weeraray Markabka Abraham Lincoln.

Yemen (Raxanreeb online) – Afhayeenka dhinaca militariga ee kooxda Xuutiyiinta  Yemen, Yaxye Sariic ayaa sheegay inay gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerarreen markabka diyaaradaha xambaara ee Abraham Lincoln xilli uu ku sugnaa Badda Carabta. Sidoo kale, Markabkan ayaa ka mid ahaa maraakiibta dagaalka ee ugu muhiimsan Mareykanka, sidoo kale labo markab oo burburiyaal...

Maxaa ka cusub doorashadda Somaliland sanadkan maxaana iska bedelay doorashooyinkii hore.
Post

Maxaa ka cusub doorashadda Somaliland sanadkan maxaana iska bedelay doorashooyinkii hore.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Jamhuuriyadda kaligeed isugu dhawaaqday madaxbannaanida waxaa ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee doorashada madaxtinimada iyo ururada siyaasadda, oo labadii sano ee lasoo dhaafay uu ka taagnaa muran farabadan. Doorashadan oo loo madlanyahay maalinta beri ah ayaa noqoneysay tii sideedaad oo ka dhacday Somaliland tan iyo markii ay ku dhowaaqday in ay...

Wafdi ka socda dowladda Kenya oo Muqdisho uyimaaday xalinta khilaafka DF & Jubbaland.
Post

Wafdi ka socda dowladda Kenya oo Muqdisho uyimaaday xalinta khilaafka DF & Jubbaland.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wafdi ka socda dowladda Kenya. Sidoo kale, Wafdigan ayaa Dowlada Kenya waxay u soo xilsaartay iney dhex-dhexaadiyaan madaxda DF iyo Axmed Madoobe oo khilaaf xooggan uu ka dhexeeyo kaasoo la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka. Dhanka kale, xubnaha Wefdigan...

Guddiga arrimaha doorashooyinka iyo Xisbiyada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho.
Post

Guddiga arrimaha doorashooyinka iyo Xisbiyada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xubnaha Guddiga KMG ah ee labada Aqal ee Baarlamanka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho. Sidoo kale, kulankan ayaa looga dooday sharciga dhismaha Guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka, waxaana kulanka...