Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hadashay khilaafka ka taagan cidda maamulaysa mashruuca dhismaha jidka laamiga ah ee Gaalkacyo-Xarfo ee gobolka Mudug. Sidoo kale, Mashruuca dhismaha jidka laamiga ah ee Gaalkacyo-Xarfo ayaa waxa ku muransan dowladda Federaalka Soomaaliya oo doonaysa in ay si toos ah u maamusho iyo xukuumadda Puntland oo...
Day: January 8, 2025
Trump oo ku dhawaaqay in ay ka go’antahay in Canada uu ka dhigo gobol kamid ah Mareykanka
New York (Raxanreeb online) – Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa caddeeyay sida ay uga go’antahay Canada inuu ka dhigo gobol ka tirsan Mareykanka, intii uu ku guda jiray shir jaraa’id uu ku qabtay goobtiisa dalxiiska ee Mar-a-Lago oo ka tirsan Florida . Sidoo kale, Trump waxaa la waydiiyay inuu awood militari u...
Ugu yaraan 126 ayaa ku dhimatay dhulgariir ka dhacay gobolka Tibet ee dalka Shiinaha
China (Raxanreeb online) – Gobolka Tibet ee dalka Shiinaha, waxaa wali socda howlaha gurmadka ee lagu samatabixinayo kumannaan qof oo wali ku go’doonsan deegaannada uu sida daran u saameeyay dhul garariir xoog leh oo halkaasi ka dhacay Talaadadi. Sidoo kale, Dhulgariirkan oo lagu qiyaasay 6.8 cabirka awoodda dhul gariirrada ayaa ka dhacay gobolka Tibet ee...
Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay hoggaamiyaha ciidanka RSF Maxamed Xamdan
New York (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay hoggaamiyaha Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Sudan, Maxamed Xamdan Dagalo (Xamiti). Sidoo kale, Waxaa laga mamnuucay inuu safar ku tago Mareykanka iyo in la xayiro dhammaan hantida uu ku leeyahay gudaha Mareykanka nooc kastoo ay tahay. Dhanka kale, Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken...