MOGADISHU, Somalia – Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has voiced skepticism about the federal government’s proposal to implement a one-person, one-vote election system. Speaking at a press conference in Mogadishu on Tuesday, Sheikh Sharif described the initiative as unrealistic, citing significant hurdles such as security challenges, logistical constraints, and deep political divisions within...
Day: January 15, 2025
Dagaalamayaal kawada tirsan Al shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Baay.
Baydhabo (Raxanreeb online) – Dagaalamayaal ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanka Ceeldhuun-Adeegow oo qiyaastii 42km waqooyi galbeed ka xigta magaalada Baydhabo sida uu baahiyay Tvga Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. Tvga ayaa sheegay in Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ay xaqiijiyeen in dagaalka uu salka ku hayay muran dhaqaalaha Al shabaab ay ka...
Ciidanka boliiska oo soo bandhigay gaarigii Qaraxa ay ku qabteen degmada Afgooye
Afgooye (Raxanreeb online) – Ciidamada booliiska Soomaaliya ee ku sugan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa maanta gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaas oo la doonayay in dhibaato loogu geesto shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale, war kasoo baxay taliska ciidanka booliiska Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay gaari ay...
Madaxweynihii hore ee Kuuriyada koonfureed oo xabsiga loo taxabaay + Sbabta
Kuuriyada Koonfureed (Raxanreeb online) – Waaxda la dagaallanka musuq maasuqa Kuuriyada Koofureed ayaa sheegtay in saakadii hore ee Arbacada maanta ah laxiray madaxweynihi xilka laga xayuubiyay ee dalkaasi Yoon Suk Yeol. Sidoo kale, xariga madaxweyne Yoon ayaa yimid saacado kaddib marki ay boqollaal ka mid ah baarayaasha waaxdan iyo saraakiil boolis ay galeen hoyga Yoon...
Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay waddada isku xirta Jowhar iyo Mahadaay.
Jowhar (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in qarax lala eegtay Gaari ay la socdeen Dad rayid ah kaas oo isaga kala gudbayay Waddada isku xirta Magaalooyinka Jowhar & Mahadaay. Inta la xaqWiijiyay labo ruux ayaa geeriyootay halka tiro ka badan ay dhaawacmeen kaddib markii gaari ay la...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku bogaadiyay ciidamada Puntland horumarka ay ka sameeyeen Daacish.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku ammaanay ciidamada daraawiishta Puntland howlgallada ciidan ee lagu burburinayo fariisimaha Daacish ee buuraleyda gobolka Bari. Isagoo ka hadlayay Muqdisho Talaadadii, Ra’iisul Wasaare Barre ayaa muujiyay sida ay dowladdiisa diyaar ugu tahay inay taageerto dadaallada Puntland ay ku dooneyso inay kaga adkaato Daacish. “Ciidanka...