Chad (Raxanreeb online) – Koox hubeysan oo la tuhmayo in ay katirsan yihiin ururka Boka Haram, ayaa weerar xooggan ku qaaday xarunta madaxtooyada dalka Chad, waxaana halkaas ka dhacay dagaal muddo kooban socday. Sidoo kale, Saraakiisha ammaanka dalkaasi ayaa sheegay in rag hubeysan oo watay mootooyin weerar kusoo qaadeen Madaxtooyada Chad, waxa ayna xuseen laamaha...
Day: January 9, 2025
Dagaal udhexeeyo kooxaha Kurdiyiinta iyo Xooggaga SDF ayaa ka qarxay gudaha Manjib
Suuriya (Raxanreeb online) – Dagaal udhexeeyo koox ay Turkiga taageerto iyo xooggaga Kurdiyiinta ayaa ka dhex qarxay gudaha Siiriya, kooxda ay Turkiga taageerto ayaana duqeymo dhanka cirka ah ka geystay halkaasi, xoogga Kurdiyiinta ayaana 37 qofood ku dilay gobolka Manbij ee waqooyiga dalka Suuriya. Sidoo kale, dagaalladii ugu dambeeyay ee la soo weriyey ayaa imanaya...
Puntland oo sheegtay sida laga yeeli doono ajaaniibta kooxda Daacish
Garoowe (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa beeniyay warar baahay oo sheegayay in aan cafis loo fidin doonin dagaallameyaasha shisheeye ee isa soo dhiiba, xilli maamulkaas uu dagaal kula jiro ururka Daacish ee ka dagaallama dhulka buuraleyda ah ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay in cafiska oo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni...
Cadeymo muujinaaya in Xaaskii Bashaal Al-assad aheyd sirdoon ushaqeeyay MI5
Suuriya (Raxanreeb online) – Warqado Cadeymo ah oo muujinaaya in marwadii koowaad ee Suuriya Asma al-Assad ay basaas u ahayd sirdoonka Britain, ayaa lagu faafiyay baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay. Sidoo kale, cadeymaha warqadaha oo lagu arkay bar Facebook uu ku leeyahay mid kamid ah weriyeyaasha udhashay Suuriya oo lagu magacaabo Nizar Nayouf, ayaa la...
Dab dhaliyay khasaare farabadan oo ka kacay magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka
Los Angeles (Raxanreeb online) – Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka 1,000 gurina ay ku basbeeleen dab xoog leh oo tan iyo Talaadadi ka socda hareeraha magaalada Los Angeles ee dalkan Mareykanka. Sidoo kale, guryo iyo goobo ganacsi ayaa gubtay, iyadoo dadka deegaanka oo ay ku jireen dad caan...