Mogadishu (Raxanreeb Online) – A roadside explosion struck the Gaheer area of Xamar Jajab district in Mogadishu’s Banaadir region earlier today, causing multiple casualties, eyewitnesses report. The attack, believed to be the result of a remotely detonated improvised explosive device (IED), was placed on the wall of a residential building near the Ceelgaabta intersection. The...
Day: March 18, 2025
Howlgal lagu xaqiijinayo amniga oo laga sameeyey deegaano hoostaga Dhuusamareeb
Dhuusamreeb ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda qeybtooda maamulka Galmudug, ayaa howlagallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanno ku teegsan Sinadhaqo, Labi-dule, iyo Dhabanna dhulkuheys ee gobolka Galgaduud. Howlgalladan oo socday maalmihii lasoo dhaafay ayaa lagu lagu raadjoogay Shabaabka ku dhuumaaleysanaysa dhulka howdka ah. Guddoomiyaha Degmada Dhuusamareeb, Abdirahmaan Cali...
Dagaal sababay dhimasho oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta ka dhacay degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir. Dagaalkan oo u dhaxeeyey ciidamo ka kala tirsan Booliska iyo Nabad Sugida Qaranka, ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafada Tookiyo oo katirsan degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho....
Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe
Aadan-yabaal ( Raxanreeb Online) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka degay degmada Aadan-yabaal ee gobolka Sh/Dhexe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka ku nool magaalada iyo saraakiisha Ciidamada Qaranka. Inta uu Madaxweynuhu ku sugan yahay furimaha dagaalka waxa uu u kuur-gali doonaa xaaladda ciidamada, isaga oo warbixinno ka dheggeysan doona talisyada iyo hoggaannada horkacaya...
Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Waaxda Gaheer ee degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa sida goob jogayaal ay inoo shegeen waxa uu Miino nooca meelaha foga laga hago, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh. Qaraxa Miinada ayaa si gaar ah waxaa la sheegay...
Dagaal ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Balcad ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno degmada Balcad eegobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya in halkaas saaka dagaal uu ku dhaxmaray Ciidanka dowladda iyo Al- Shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Al- Shabaab waddooyin dhawr ah oo magaalada ah ka soo galeen ka dib markii ay ka war heleen ciidanka dowladda weerar ay...
Dagaal culus oo ka qarxay xerada lagu tababaro ciidamada Soomaaliya ee Turkiga
Tukriga ( Raxanreeb Online) Dagaal culus ayaa qarxay xili ay socotay ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacaysay xero lagu tababaro ciidamo Soomaalida ah oo ku taala dalka Turkiga. 24 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhaawacmay rabshadahaas, kuwaas oo labo ka mid ah ay xaaladoodu aad u liidato. Dhowr askari oo Turki ah ayaa...
WARCUSUB : Qarax ka dhacay Muqdisho & khasaaraha jira .
Muqdisho (Raxanreeb )-Faahfaahin dheeraad ah aayaa ka soo baxaya qarax miino oo maanta oo Talaada ah ka dhacay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho Qaraxan waxaa uu si gaar ah uga dhacay Waaxda Heegan ee degmada Xamarjajab Jee ku taala agagaarka Isgoyska Ceelgaabta. Qaraxa marka uu dhacayay ayaa waxaa goobta marayay kolonyo ka tirsan Ilaalada Madaxweynaha...
Turkiga oo Muqdisho keenay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Turkiga ayaa maanta Muqdisho keentay saanad ciidan si loo sii wado awoodda howlgallada ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah AS Talaabadan ayaa qayb ka ah , qorshaha Turky ee caawinta dowladda dagaalka lagu soo afjarayo kooxda A- Shabaab ee ka socda meelo badan oo Soomaaliya ah xiligan. Dowladda Turkiga...