Day: March 20, 2025

Home » Archives for March 20, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Visits Cadale to Assess Military Operations
Post

President Hassan Sheikh Mohamud Visits Cadale to Assess Military Operations

.Cadale, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in the coastal town of Cadale, where he was received by Hirshabelle State President Ali Abdullahi Hussein. The visit is part of the President’s continued efforts to oversee military operations aimed at combating extremist groups and securing liberated areas. During his visit, President Mohamud is...

Jubbaland Forces Repel Al-Shabaab Attack in Lower Jubba region
Post

Jubbaland Forces Repel Al-Shabaab Attack in Lower Jubba region

Kismayo (Raxanreeb Online) – Security forces in Jubbaland have successfully repelled an attack by Al-Shabaab militants in the Diif area of Lower Juba, following a well-coordinated operation that prevented the insurgents from advancing into the town. According to reliable sources, Jubbaland forces had prior intelligence about the planned attack and took proactive measures, confronting the...

Senior Somali Military Commander Killed in Roadside Bomb Attack in Lower Shabelle
Post

Senior Somali Military Commander Killed in Roadside Bomb Attack in Lower Shabelle

Mogadishu, Somalia – A high-ranking Somali military commander and several soldiers were killed in a roadside bomb attack targeting a government convoy in Lower Shabelle, security sources have confirmed. The explosion occurred between the areas of Number 50 and Sabiib, targeting a convoy carrying Colonel Mohamed Nur (Jareere),the commander of the Somali National Army’s 14th...

Ciidanka Jubbaland iyo Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Diif
Post

Ciidanka Jubbaland iyo Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Diif

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Wararka ka imaanaya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland ay guul ka gaareen dagaal ay la galeen kooxda Shabaab, kadib markii ay fashiliyeen weerar ay kusoo qaadeen deegaanka. Ilo xogogaal ah ayaa xaqiijiyay in ciidamada Jubbaland oo horay u hayay xogta weerarka ay dagaalyahannada Shabaab kaga...

Ciidanka Suudan oo bur buriyay gadiidkii dagaalka ee kooxda RSF
Post

Ciidanka Suudan oo bur buriyay gadiidkii dagaalka ee kooxda RSF

Khartuum ( Raxanreeb Onilne) Ciidanka dalka Suudaan ayaa bur buriyey dhammaanba gaadiidkii dagaal ee ay haysteen kooxda RSF ee ku sugnayd magaalada Khartuum gaar ahaanna aqalka Madaxtooyada oo kooxdan gacanta ugu jirey. Duqyaymo iyo dagaal culus oo ciidanku qaadeen ayaa ku soo dhammaaday in la jebiyey difaacii kooxdan iyada oo la gubay hubkii ay ku...

Maxey kawada hadleyn madaxwene Xasan Sheekh iyo wefdiga wasiir dowlaha arrimaha dibada Imaaraatka ?
Post

Maxey kawada hadleyn madaxwene Xasan Sheekh iyo wefdiga wasiir dowlaha arrimaha dibada Imaaraatka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta Sheikh Shakhboot Binu Nahyaan Aala-Nahyaan. Wasiirka ayaa soo gaarsiiyey Madaxweynaha dhambaal iyo farriin uu ka siday Madaxweynaha Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Maxamed Binu Saayid oo xoojinaya xiriirka labo geesoodka ah iyo iskaashiga...

Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku biloowday ku qaaday deegaanka Sabiib iyo Caanoole
Post

Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku biloowday ku qaaday deegaanka Sabiib iyo Caanoole

Afgooye ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ciidanka dowladda iyo Al-shabaab, saakay ku dhex maray deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo ku biloowday qaraxyo ayey kooxu ku qaaday saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Sabiib iyo Canaale, waxaana ka...

PUNTLAND ‘’ Ka hor ciida dagaalka Calmiskaad waa la soo afjarayaa‘’
Post

PUNTLAND ‘’ Ka hor ciida dagaalka Calmiskaad waa la soo afjarayaa‘’

Garoowe (Raxanreeb )- Ciidanka difaaca maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in meel wanaagsan ay marayaan howlgalada ka dhanka ah ciribtirkka kooxda Daacish. Saraakiisha hoggaamiysa howlgalada ayaa sheegay in hadda meel wanaagsan uu marayo – gaba gabada wajiga seddaxaad ee howlgalka buuraha Calmiskaad isla markaana guulo wax ku ool ah laga gaaray. “Hawlgalkii wejiga...