Month: March 2025

Golaha ammaanka oo cusbooneysiinaya cunaqabateynta saaran Al-shabaab
Post

Golaha ammaanka oo cusbooneysiinaya cunaqabateynta saaran Al-shabaab

New York ( Raxanreeb Online ) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta waxa ay u codeeyn doonaan qaraar qabyo ah oo lagu kordhinayo cunaqabateynta saaran kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay golaha ayaa lagu sheegay in maanta xubnaha guluhu ka fiirsanayaan  sidii ay u cusbooneysiin lahayeen  dhaqan gelinta cunaqabateyntii horay...

Yahuuda oo is hor-istaagay gadiid gargaar u siday Gaza
Post

Yahuuda oo is hor-istaagay gadiid gargaar u siday Gaza

Qaahira ( Raxanreeb Online) Yahuuda ayaa qaar ka mid ah bulshada caalamka kala kulantay dhaleecayn ba’an, kaddib marki ay Axaddii shalay joojisay dhammaan sahaydi cuntada iyo dawada ee geleysay Marinka Gaza, isla markaana ka digtay cawaaqib dheeraadka ah, haddii aanan la kordhinin muddada xabbad-joojinta. Dalalka Masar iyo Qatar oo ka mid ah dhexdhexaadiyaasha wadahadallada Israa’iil...

RW Xamsa oo isugu yeeray laamaha amniga ee caasimada Muqdisho
Post

RW Xamsa oo isugu yeeray laamaha amniga ee caasimada Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran, si looga feejignaado dhagarta cadowgu u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed ee cibaadeysanaya Bishan barakeysan ee Ramadan. Hey’adaha amniga ayaa kulanka ku soo bandhigay warbixinno ku saabsan horumarka laga gaaray amniga guud...

Masar iyo Eritrea oo qaaday tallabo ka dhan ah Itoobiya
Post

Masar iyo Eritrea oo qaaday tallabo ka dhan ah Itoobiya

Asmara ( Raxanreeb Online) Dowladaha Masar iyo Eriteriya, ayaa wada qorsho xooggan oo ay kaga hortagayaan in Itoobiya ay galaan muuqda ku yeelato Badda Cas. Dalalkan ayaa dareemaya  in Itoobiya haddii kaalin ku yeelato Badda Cas ay caqabado kala kulmi karaan, si taasi aysan u dhicin ayey wadaan qorsho ay tallabadaasi kaga hortagayaan. Wasiirka arrimaha...

Yurub oo kulan deg deg ah ka yeelaneysa xaalada Ukraine
Post

Yurub oo kulan deg deg ah ka yeelaneysa xaalada Ukraine

Lonodon ( Raxanreeb Online) Shirweyne deg deg ah oo ay Yurub uga hadleyso xasaradaha ka taagan Ukraine iyo xal u helidda dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu ka furmo magaalada London. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgali doona madaxda dalalka Faransiiska, Jarmalka, Denmark, Talyaaniga, Netherlands, Norway, Poland,...

Maxey tahay sababta loo xiray weriye Cali Aadan Muumin ?
Post

Maxey tahay sababta loo xiray weriye Cali Aadan Muumin ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Bayaan kasoo baxay ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in taliska ciidanka booliska degmada Xamarweyne, soo  xireen weriye Cali Aadan Muumin, oo ku eedeyeen aflagaado uu u geystay madaxda Qaranka iyo qal qal gelin amni. Booliska ayaa warka ay soo sareen ku sheegay in weriyaha sida ugu dhaqsiyaha badan lagu horgeeni...

Ilhaan Cumar  miyaa laga soo masaafurinayaa MAREYKANKA ?
Post

Ilhaan Cumar  miyaa laga soo masaafurinayaa MAREYKANKA ?

Washington (Raxanreeb )- Ololahiisa doorashada  madaxwaynaha dib loo doortay ee Mareynkanka ayaa ahaa masaafurinta muhaajiriinta sida sharci darada ah ugu nool magaalooyinka dalka Mareykanka Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka  iyo madaxwaynaha Mareynkanka  Trump ayaa la xusuustaa  sida ay isku hayeen  inta uu joogay xukunka dalkaas oo aan looga adkaan doorashadii uu...

Daacish oo gododka loogu dhacay – maxaa u danbeeyay howlgaladii Bari ?
Post

Daacish oo gododka loogu dhacay – maxaa u danbeeyay howlgaladii Bari ?

Bosaaso (Raxanreeb ) – Wararka  maanta oo Axad ah Raxanreeb uu ka helayo gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in   ciidanka difaaca Puntland ay qaadeen golof ka dhan ah kooxda Daacish. Ujeedka ayaa ahaa loo loo ciribtiri lahaa kooxda daacish oo in mudda ah ku dhuumaalaysanayay deegaanada gobolka Bari gaar ahaan Calmiskaad iyo buuraha Galgala....

Cali Guudlaawe oo tagay furimaha dagaalka uu ka socdo
Post

Cali Guudlaawe oo tagay furimaha dagaalka uu ka socdo

Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay  furimaha dagaalka si uu ciidamada kala duwan ugu dhiirigeliyo in ay sii xoojiyaan  howlgalka lagu ciribtirayo kooxda Al-shabaab. Labada Gobol oo ay ka kooban tahay Hir-shabeelle ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe,  waxaa ka socda dagaal ay si wadajir ah uga...

Heavy Clashes in Biya Cadde as Government Forces Battle Al-Shabaab
Post

Heavy Clashes in Biya Cadde as Government Forces Battle Al-Shabaab

Heavy clashes have broken out in Biya Cadde, Middle Shabelle, as government forces and Al-Shabaab militants engage in an intense battle. The fighting began when Al-Shabaab fighters launched an attack on military positions held by government troops, leading to a violent confrontation. The sound of gunfire continues to echo through the area as both sides...